Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Waa kuma Maxamed Cabdiwahaab, ninka amray inaan laga soomin Puntland?

    Waa kuma Maxamed Cabdiwahaab, ninka amray inaan laga soomin Puntland?

    By radiohalgan.comMarch 11, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Deegaanada Puntland ayaan maanta intooda badan laga oofin af-xirka bisha Barakaysan ee Ramadan iyadoo dadka deeganadaasi inta badan u hogaan sameen amarkii ka soo baxay Wasiirka Cadalaada oo xalay ku dhawaaqay inaysan sugin aragtida bisha sidaas darteedna aysan Soon ahayn.

    Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha diinta ee Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo ay garab joogeen qaar ka mida culimada Puntland ayaa sheegay in go’aanka lagu saleeyey ka dib hubin ay sameeyeen.

    β€œBaadi goob badan oo aan u galnay inaan helno dhalashada bisha Ramadaan mana hayno meel ka mida Puntland oo laga arkay bishii….marka waxaa dhamaystiraynaa shacbaan,” ayuu yiri Maxamed Cabdiwahaab.

    Laakiin warark aan ka helayno deegaano ka mida Puntland ayaa sheegaya in deeganada laga soomay qaybtood ay ku jirto magaalada Bosaaso oo qaar ka mida masaajidada ku yaala magaalada laga oogay salaadii taraawiixda xalay sidoo kale qaar ka mida dadkuna ay sooman yihiin.

    Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta kowaad ee Ramadaan ay tahay isniinta maanta sida uu sheegay wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha diinta ee Soomaaliya Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Maansuur.

    Inta badan Soomaaliya ayaa laga sooman yahay iyadoo deegaanada maamulada qaar sidoo kale wararka an ka helayno ay sheegayaan inaan laga soomin.

    Waa kuma Maxamed Cabdiwahaab?

    PUNTLAND

    XIGASHADA SAWIRKA,PUNTLAND POST

    Qoraalka sawirka,Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta ee Puntland, Maxamed Cabdiwahaab

    Maxamed Cabdiwahaab Axmed, wuxuu dhamaadkii muddo xileedkii hore ee madaxweyne Siciid cabdilaahi Deni loo magaacabay Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha diinta ee Punltand iyadoo muddo xiledka cusub ee Madaxweyne Deni mar labaad loo magacaabay wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha diinta ee Puntland.

    Wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacyo sanadkii 1980-kii, waxbarashada asaasiga ayuu kula qaatay magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaaso iyo Muqdisho.

    Shahadasiisa kowaad ayuu ku diyaariyey maamulka iyo dhaqaalaha isagoo ka baxay jaamacada Boosaaso,

    Heerkiisa labaad ee shahaada ayuu ka qaatay jaamacad ku taala dalka Uganda oo ku diyaariyey maamulka dowliga iyo dowlada hoose

    Muddo dheer ayuu ahaa macallin wax d

    Sanadihii 1990-kii ilaa 2004-ti ayuu soo ahaa macallin wax ka dhiga dugsiga hoose dhexe ee Puntland.

    Haya’ddo caalami ah oo ay ka mid tahay hayada qaxootiga ee Norway ayuu ka soo shaqeeyey muddooyinka sanado ah.

    Sanadkii 2011-kii ayaa loo magacaabay Agaasimaha guud ee wasaarada waxbrashada ee Puntland ilaa sanadkii 2014-kii.

    Sanadihii 2017 ilaa 2018 ayuu agaasime guud ka soo noqday wasaarada arrimaha gudaha ee dowlada federalka.

    Dhamaadkii muddo xileedkii hore ee madaxweyne Siciid cabdilaahi Deni ayaa loo magaacabay Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha diinta ee Punltand iyo muddo xiledka cusub ee Madaxweyne Deni mar labaad loo magacaabay wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha diinta ee Puntland.

    Waa nin dhalinyaro ah oo qunyar socoda una janjeerin dhinacyada ururada diimeed ee ka jira Somaliya. Waana shaqsiga ugu sareeya Arrimaha diinta ee uga xilsaaran dowladdaa.

    Magaalooyinka laga sooman yahay iyo kuwa laga afuran yahay Soomaaliya

    PNTLAND

    Magaalada Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Kowhar iyo magaalooyin kale ayaa sida ay wararka ka helayno shegayaan dadku af xiran yihiin.

    Deegaano ka mida Galmudug ayaa sidoo kale laga soomin gaar ahaan deeganada ay ku badan yihiin culimada Ahlu suna Waljamaaca.

    Inta badan bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa dhulka Soomaalidu degto ee geeska Afrika ka dhacda in lagu kala duwanaado cayimida Soonka.

    Dalalka Islaamka ayaa intooda badan laga sooman yahay sida dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia oo isaga Maamulku xaqiijiyeen in bilasha bisha Ramadaan.

    Soonka iyo faa’iidada uu u leeyahay maskaxda bini’adanka

    Waxaan la aaminsan yahay in marba marka ka sii dambeysa, oo qofka ay da’diisa sii korodho, in awoodda xusuusta bini’adanka ay sii daciifto.

    Balse qaar ka mid ah cilmi-baarisyada la sameeyay ayaa tilmaamaya in aan wax ka qaban karno dhibaatadaas oo aan dib u soo celinno xusuusta, waxayna ku xiran tahay cadadda cuntada amaba cabitaanka aad cabeyso.

    Dr. Gilles Yew oo ka tirsan Kulliyadda Kings ee London ayaa ka qayb qaatay cilmi-baaris hore loo sameeyay oo lagu ururinayay macluumaad badan oo ku saabsan mawduucan.

    Cilmi baaris

    Cilmi-baaris lagu sameeyay jiirka ayaa lagu ogaaday in marka tirada kaloriga la yareeyo, ay maskaxdu soo saarto unugyo cusub ama neerfayaal

    Nidaamkan waxaa lagu magacaabaa neurogenesis. Saynisyahannada waxay ogaadeen in xusuustooda ay hagaagtay.

    Dhakhaatiirta Kulliyadda ee Kings ee kala ah Sandrine Thuret iyo Curie Kim, ayaa baaraya bal in ay taasi sidoo kale suurtogal ku tahay aadanaha.

    Tijaabo

    43 qof oo uu ka mid yahay Dr. Gilles, oo ka tirsan Kings college ayaa loo soo xulay tijaabada.

    Da’dooda waxay u dhaxaysay 45 ilaa 75 sano. Muddo afar toddobaad ah, waxaa dhammaantood la siinayey cunto uu ku yar-yahay maadada kaloriga.

    Waxaa la siinayay inta u dhaxeysa 500-600 oo kalori, laba maalmood toddobaadkiiba. Shanta maalmood ee kalana waxay cunayeen intii uu cuni jireen maalmaha caadiga ah. Wayna soomayeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.