lataliyaha Madaxweynaha JFS. Abdulkadir Sheish Xanafi ayaa yiri Dagaalkii ka dhacay wargadhi iyo jabkii loo geystay argagaxisada khawarijta ah waa arin lagu farxo, dhiira gilin u ah cidamadda xooggga dalka iyo macawisleyda, waa laciribtirayaa khawarijta malmaha soosocda inshaa Allahu xaqa ayaa guuleysanayo.
Munafiqiinta niyada ka jecel khawarijta aragagaxisada ah ee ku dhexmilan bulshada ayaa kadaran khawarijta,urumaha kadagalamaya, sidaa awgeed dowladdu waa In ay seefta galka kala baxdaa Lana dagashaa koxdan marin habaabinayo bulshada, sidoo kale, kuwa fahamkooda hooseeyo oo kala saari la’ aragtiyada kala duwan ee siyaasadda iyo ladagalanka iyo ciribtirka khawarijta waxaan leenahay kooxdaan jidka toosan Allaha idiintuso.
*Allahu Akbar waa maalin Jimca ah oo barakeysan ha looduceeyo mujahidiinta xaq-udirirka ah ee ku sugan Jiidda hore ee dagaalka*
قَاتِلُوهُمْ يُعَذِّبْهُمُ اللَّهُ بِأَيْدِيكُمْ وَيُخْزِهِمْ وَيَنصُرْكُمْ عَلَيْهِمْ وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍ مُّؤْمِنِينَ” سورة التوبة آية:١٤
W/Q xildhibaan hore ahna lataliyaha
Madaxweynaha JFS.