Close Menu
    What's Hot

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Van Dijk Oo Liverpool Ku Hogaamiyay Carabao Cup-ka.

    Van Dijk Oo Liverpool Ku Hogaamiyay Carabao Cup-ka.

    By radiohalgan.comFebruary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku guuleysatay koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Chelsea ciyaar lagu daray 30 daqiiqadood oo dheeraad ah taas oo inta badan ay Reds ku dheelaysay carruur yaryar kaddib markii ay dhaawacyo ragaadiyeen.

    Gool madi ah oo uu dhaliyey Virgil van Dijk ayaa Liverpool siiyey guusha koobkan, waxaana ay murugo iyo ceeb kale usoo hoyatay xiddigaha waaweyn ee Chelsea ee lacagta badan laga soo bixiyey, kuwaas oo carruur yaryar ay guul-darradan u xambaarisay.

    Liverpool oo sidan oo kale finalkii Carabao Cup ee 2022 ugu garaacday Chelsea, ayaa waxa geesiyadooda noqday Van Dijk oo goolka dhaliyey iyo goolhaye Kelleher oo kubbado badan oo halis ahaa badbaadiyey.

    Jurgen Klopp oo ay kooxdiisa dhaawacyo ragaadiyeen ayaa murugo ay lasoo deristay daqiiqaddii 25aad oo uu dhaawac kale oo halis ah soo gaadhay xiddiga khadka dhexe ee Ryan Gravenberch taas oo keentay inuu soo geliyo difaaca reer England ee Joe Gomez maadaama aanu haysanin ciyaartooyo kale oo khibrad leh, waxaanu khadka dhexe u riixay Conor Bradley oo difaaca midig ka ciyaarayey.

    Chelsea ayaa gool la hormartay daqiiqaddii 32aad, waxaana u dhaliyey Raheem Sterling hase yeeshee VAR ayaa soo hubisay oo ku caddaysay in Jackson uu ku jiray offside, sidaas ayaana lagu diiday goolkaas.

    Liverpool ayaa sidoo kale la timid gool uu u dhaliyey Van Dijk daqiiqaddii 61aad, hase yeeshee VAR ayaa meesha ka saartay goolkaas oo ku yimid kubbad laad xor ahayd oo ay Reds soo tuuratay.

    Chelsea ayaa laba fursadood oo dahabi ahaa iska khasaarisay daqiiqaddii 90aad oo uu Conor Gallagher kubadd la hor tegay goolka, balse waxa ka badbaadiyey Kelleher oo noqday libaaxa Liverpool ee shabaqiisa waardiyaha adag ka noqday.

    30 daqiiqadood oo dheeraad ahaa oo lagu daray ciyaarta ayay Liverpool fursado badan samaysay, waxaanay u dhowaadeen inay shabaqa soo taabtaan 15kii daqiiqadood ee hore, hase yeeshee waxa sidoo kale uu nasiibku diiday Christopher Nkunku iyo Cole Palmer oo Chelsea u dhoweeyey guusha.

    Daqiiqaddii 118aad ayaa uu Virgil van Dijk dhaliyey goolka Liveprool siiyey guusha, isaga oo madax awood badan ku qabtay kubbad uu dhinaca kasoo qaaday Kostas Tsimikas oo beddel kusoo galay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.