Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ukraine oo sheegtay in 4 muwaadin ay kaga jireen shaqaalihii la socday diyaaradii Shabaab u gacan gashay

    Ukraine oo sheegtay in 4 muwaadin ay kaga jireen shaqaalihii la socday diyaaradii Shabaab u gacan gashay

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Afar qof oo u dhashay Ukrain ayaa kamid ahaa shaqaalihii la socday diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay oo dhawaan ay Al-Shabaab ku qabsatay bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine.

    Muwaadiniintayadu waxay xubno ka ahaayeen shaqaalaha helikobter-ka ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…Aqoonsigoodu waa la ogaaday,” ayuu afhayeen u hadlay Ukraine oo lagu magacaabo Oleh Nikolenko ku soo qoray Facebook.

    Waxa uu sheegay in diyaaradan ay leedahay shirkad gaar loo leeyahay oo laga leeyahay dalka Ukraine oo qandaraas la gashay Qaramada Midoobay.

    Ilo dhanka ammaanka ah ayaa goor sii horeysay u sheegay Wakaaladda Wararka ee Reuters in sidoo kale ay la socdeen muwaadiniin u dhashay dalalka Masar, Uganda iyo Soomaaliya.

    Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegtay inay ku howlan tahay soo furashada la haystayaasha, balse quburada ammaanka ayaa sheegay inay adkaan doonto in lasoo furto shaqaalaha diyaaradda la socday.

    Qoraal Qaramada Midoobay kasoo baxay ayaa lagu sheegay in hal qof oo diyaaradda helicopter-ka saarnaa la dilay lixna la qafaashay. Waxaa la sheegay in labo qof ay carareen oo aan la ogeyn halka ay jaan iyo cirib dhigeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.