Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

    July 25, 2025

    Faransiiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo Mareykanka oo ka carrooday

    July 25, 2025

    DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Xerada Uk-Duke ee Duleedka Balad Xaawo

    July 25, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faransiiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo Mareykanka oo ka carrooday

      July 25, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Xerada Uk-Duke ee Duleedka Balad Xaawo

      July 25, 2025

      Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

      July 24, 2025

      Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

      July 24, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Dowladaha Turkiga iyo UK oo kala saxiixanaya heshiis xasaasi ah

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Faransiiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo Mareykanka oo ka carrooday

      July 25, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Xerada Uk-Duke ee Duleedka Balad Xaawo

      July 25, 2025

      Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

      July 24, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Toban faa’iido oo shaahu kuu leeyahay iyo xanuunnada khatarta ah ee uu kahor tago

    Toban faa’iido oo shaahu kuu leeyahay iyo xanuunnada khatarta ah ee uu kahor tago

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 28, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaa jira tobanka faa’iido oo cabitaanka shaahu u leeyahay caafimaadka isla markaana laga yaabo inaadan ka warqabin. Shaahu waa mid ka mid ah cabitaannada loogu isticmaalka badan yahay caalamka, waxaana ay dadku ku raaxaysan jireen qarniyo badan.

    21-ka May ayaa sidoo kale loo dabaaldegaa maalinta shaaha adduunka.

    Waxaa jira noocyo kala duwan oo shaaha ah sida madow, cagaar, caddaan iyo qaar kale. Mid kastaa wuxuu leeyahay dhadhan gaar ah iyo astaamo u gaar ah oo la xiriiriyo nooca caleenta shaaha iyo habayntiisa.

    Waa maxay tobanka faa’iido ee shaaha?

    Dejinta cadaadiska dhiigga

    Cabitaanka shaaha waxa uu wanaajin karaa habka ay u shaqeeyaan xididaheenna dhiigga iyo in ay hoos u dhigaan cadaadiska dhiigga. Waxa ay kordhinaysa helitaankawaxa loo yaqaanno nitric oxide, taas oo caawisa in ay dabcaan murqaha xididdada dhiiggeenna oo u ogolaata in dhiiggu si xor ah ugu dhex socdo jirka intiisa kale.

    Yareynta kharaha wadne xanuunka

    Cadaymaha ayaa muujinaya in isticmaalka joogtada ah ee shaaha ay hoos u dhigi karto khatarta wadne xanuunka taasina waxaa sabab u ah maadada polyphenol ee shaaha ku jirta.

    Shaaha cagaaran wuxuu u muuqdaa inuu yahay kan ugu waxtarka badan marka ay arrintan noqoto.

    Shaaha

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Yareynta macaanka ma sonkorta

    Sida laga soo xigtay cilmi-baarista, isticmaalka joogtada ah ee waxa loo yaqaanno polyphenols oo kamid ah geedaha lagu daro shaaha ayaa waxay noqon kartaa mid waxtar leh sida daawooyinka qaarkood si loo yareeyo khatarta sonkorowga. Laakiin cilmi baaris dheeraad ah ayaa loo baahan yahay meeshan.

    Hagaajinta xaaladaha caloosha

    Noocyo badan oo polyphenols ah oo ku jira cuntada, oo uu ku jiro shaaha, ayaa bixiya il muhiim ah oo loogu talagalay bakteeriyada mindhicirka oo ay faa’iido u leedahay, iyaga oo ka caawinaya inay koraan oo kala duwanaadaan oo ay hagaajiyaan shaqada mindhicirka waxayna nidaamiyaan habka difaaca.

    Yareynta kansarka

    Geedaha loo yaqaanno Polyphenols-ka laga helo shaaha ayaa laga yaabaa inay la shaqeeyaan arrimo kale si loo yareeyo koritaanka noocyada kansarka qaarkood. Si kastaba ha ahaatee, caddaynta la hayo waxay ku kooban tahay kansarka afka, laakiin waxaa jira calaamado muujinaya faa’iidooyinka noocyada kale ee kansarka sida beerka, naaska iyo kansarka mindhicirka.

    Yarenta wel-welka iyo murugada

    Si ka duwan kafeega, oo loo arko cabitaan xoog leh, shaaha guud ahaan waxaa loo yaqaan cabitaan nasasho leh. Inkasta oo labaduba ay ku jiraan caffeine, kaliya shaaha ayaa ka kooban waxyaabo ka dabacsan kafeega, kaas oo leh saameyn dejin sababtoo ah awoodda uu u leeyahay inuu kordhiyo hirarka maskaxda ee alfa.

    Shaah

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Habeynta dareenka iyo feejignaanta

    Cabitaannada ay ku jiraan kafeyn iyo maaddada loo yaqaanno L-theanine labadaba waxay saameyn weyn ku leeyihiin dareenka iyo feejignaanta.

    Hal koob oo shaaha cagaaran ah ayaa bixiya 25 milligram oo L-theanine ah waxaana lala xiriiriyay ka hortagga xusuus luminta. Waxay naga caawinaysaa inaan ahaanno kuwo feejigan.

    Kaliya maaha shaaha cagaaran inuu leeyahay faa’iidooyinkan, laakiin qiimeyn cusub oo lagu sameeyay saameynta cabitaanka shaaha madow ayaa sidoo kale lagu sheegay waxqabad degdeg ah oo xusuusta wanaagsan.

    Yareynta lafo xanuunka

    Waxaa jira caddaymo muujinaya in cabitaanka shaaha, gaar ahaan shaaha cagaaran, uu kaa caawin karo ka hortagga dhibaatooyinka lafaha iyo, beddelkeeda iyo yaraynta khatarta jabka.

    Saamayn intee le’eg ayay ku keeni kartaa in shaaha lagu daro caano iyo sonkor?

    Waxaa jira cadaymo is khilaafaya oo ku saabsan saamaynta caanaha lagu daro shaaha madow. Qaarkood waxay yiraahdaan waxay saameyn kartaa awoodda jirka si uu u nuugo polyphenols-ka faa’iidada leh oo si xun u saameeya faa’iidooyinka caafimaadka wadnaha ee shaaha.

    Laakiin daraasadaha qaarkood, ku darista caanaha shaaha wax saameyn ah kuma laha faa’iidooyinkeeda. Intaa waxaa dheer, waxay u muuqataa in lagu daro waxyar oo caano ah iyo sonkor shaaha ay wax yar ka beddesho, laakiin ku darida xaddi badan oo caano ah ayaa bedeli kara xaaladda.

    Sonkorta lagu daro cabitaannada kulul sida shaaha waxaa loo tixgaliyaa ‘sonkor aan saameyn lahayn’, sidaas darteed dhakhaatiirtu waxay ku talinayaan in la iska ilaaliyo wax badan. Sonkorta badan waxay sidoo kale saameyn kartaa nuugista polyphenols ee jirkeena.

    Shaah

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Intee in le’eg oo shaah ah ayaa habboon in aad cabto maalintii?

    Inkasta oo noocyada shaaha qaarkood ay ka faa’iidooyin badan yihiin kuwa kale, haddana caddayntu waxay tilmaamaysaa in shaaha si joogto ah loo cabbo uu faa’iidooyin badan leeyahay.

    Celcelis ahaan, qofka aan dhibaato ku qabin caffeine-ka, saddex ilaa afar koob oo shaah madow ah maalintii ayaa laga yaabaa inay noqoto qadar macquul ah, laakiin qof jecel shaaha cagaaran wuxuu u baahan karaa inuu cabbo wax yar.

    Haddii ay dhibaato kaa haysato kafeynka, waxaa lagula talinayaa in aad hoos u dhigto qadarka cabitaannada kafeynka, oo uu ku jiro shaaha.

    Cabitaanka shaaha badan waxa ay khalkhal gelisaa hurdadaada waxaanay dadka qaar ku keentaa walaac.

    Dadka kale ee ay tahay inay xaddidaan qaadashada waa haweenka uurka leh.

    Isku soo wada duuboo, shaahu ma kuu fiican yahay?

    Shaahu waxa uu leeyahay faa’iidooyin dawo oo badan. Waa cabbitaan dejinaya oo gacan ka geysta kordhinta feejignaanteenna iyo fir-fircoonideenna.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

    July 25, 2025

    Faransiiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo Mareykanka oo ka carrooday

    July 25, 2025

    DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Xerada Uk-Duke ee Duleedka Balad Xaawo

    July 25, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

    July 25, 2025

    Faransiiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo Mareykanka oo ka carrooday

    July 25, 2025

    DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Xerada Uk-Duke ee Duleedka Balad Xaawo

    July 25, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.