Close Menu
    What's Hot

    Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan UgaasΒ 

    February 8, 2026

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan UgaasΒ 

      February 8, 2026

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan UgaasΒ 

      February 8, 2026

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Talooyin ku anfacaya Ramadaanka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga

    Talooyin ku anfacaya Ramadaanka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga

    By radiohalgan.comFebruary 24, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Khubarradayadu waxa ay soo bandhigeen faa’iidooyinka soonka bisha Ramadaan, iyaga oo soo jeedinaya talooyin ku saabsan sida looga fogaado madax xanuunka iyo dhibaatooyinka tabar yarida. Intaa waxaa dheer, helitaanka talooyin ku saleysan cunto caafimaad leh oo aad ku afurto.

    Inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, Muslimiin badan oo ku kala nool daafaha caalamka ayaa sooma saacadaha maalintii. Si aad u hubiso in aad wanaagsantahay adigoo aan maalin oo dhan waxba cunin ama cabin, waxaa muhiim ah in aad ka digtoonaato waxa aad isticmaaleyso xilliyada cuntada.

    Furaha suxuurta, cuntada ka hor waaberiga, waa inaad ku dhisto kaydka tamarta. Sidoo kale afurka ayey muhiim tahay in la ogaado cunnada uu caafimaadku kujiro iyadoo loo baahanyahay in waxyaabaha qaar laga fogaado.

    Ka warqabka caafimaadka xilliga soonka

    Sambuus

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Soonka bisha Ramadaan wax khatar ah kuma laha dadka caafimaadka qaba, si kastaba ha ahaatee waxa ay dhibaato u keeni kartaa dadka qaba xaaladaha caafimaad. Maadaama soonku uu saameeyo heerka sonkorta iyo dhiigga, waxay si gaar ah khatar ugu tahay dadka qaba xanuunka macaanka. Tani waa sababta ay muhiim u tahay in Muslimiinta qaba xanuunkan ay muhiim u tahay in la tashadaan dhakhaatiirtooda kahor inta uusan Ramadaanku bilaaban.

    Dadka qaarkood waxaa laga yaabaa inay dareemaan daal, madax-xanuun iyo dawakhaad inta lagu jiro maalinta. Tani waxay badanaa dhacdaa marka qofka soomani uusan suxuuta u kicin.

    Maxaa ugu mudan si aad uga taxadarto caafimaadka bisha Ramadaan?
    Ramadaan
    Qoraalka sawirka,Waxyaabaha u wanaagsan caafimaadka

    Naftaada oo aad ilaaliso Ramadaanka waxa ay sii caawisaa nafaqada iyo fuuq-celinta. Hurdadu waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa caafimaadka wanaagsan, waxa ayna si gaar ah muhiim u tahay inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, maadaama hurdadaadu ay khalkhal gasho marka aad hurdada ka soo kacdo si aad wax u cunto ka hor inta aan qorraxdu soo bixin kadibna aad waqti kale soo jeeddo si aad u tukato. Isku day inaad sameystai jadwal Ramadaaneed bisha oo dhan ah kana fogow isticmaalka shaashadaha si aad waqti fiican oo jiif iyo nasiino ah u hesho.

    Kuwa sida caadiga ah cabba shaaha ama kafeega waxaa laga yaabaa inay la kulmaan madax xanuun iyo daal inta lagu jiro maalinta sababtoo ahla qabsigooda, laakiin tani badanaa waxay fududaataa usbuuc ka dib ama wax ka badan marka jirkaagu la qabsado Ramadaanka.

    Ugu dambayntii, waa muhiim inaad fiiro gaar ah u yeelato calaamadaha is bedel ee ku imaanaya jirkaaga si aad u sameyso xakameyn haddii uu miisaankaagu kordho ama si deg deg ah isku dhimo.Naso marka aad dareento daal, hana ku qasbin naftaada wax aysan xamili karin, gaar ahaan saacadaha soonka.

    Isku diyaarinta Ramadaanka

    Waxa kale oo wanaagsan in maskaxda lagu hayo in saacado badan la soomayo isla markaana loo baahanyahay in jirku uu helo biyo kufilan xilliga afurka iyo suxuurtaba, waa lagama maarmaan in la cabbo biyo badan habeenkii oo dhan.

    Khalad caadi ah oo ay dadku sameeyaan ayaa ah in qofku ka hurdo suxuurta si uu uga taxadaro in hurdadu aysan ka qasmin. Suxuur dheellitiran oo nafaqo leh ayaa kaa caawin doonta inaad iska ilaaliso hoos u dhaca tamarta, rabitaannada, dareenka iyo madax xanuun inta lagu jiro maalinta.

    Waxyaabah ku habboon xilliga afurka
    Ramadaanka
    Qoraalka sawirka,Afurka iyo suxuurta

    Marka la afurayo, marka aad afurto, waxa aad u baahan tahay in aad dib usoo celiso qoyaankii jirkaaga ka baxay. Habka ugu wanaagsan ee lagu afuraa waa timirta iyo biyaha ama caanaha, tanina waa habka ugu habboon ee lagu heli karo xoogaa sonkor dabiici ah, nafaqo iyo dareerena isku ah. Maraq ayaa aad looga jecel yahay afurka meelo badan oo ka mid ah dunida Muslimka, tani waa doorasho aad u wanaagsan maadaama aad u baahantahay dareere waliba nafaqo leh, waxaana ku jiri kara khudaar kala duwan, digir iyo raashinka qaybihiisa kala duwan.

    Cuntada afurka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan waxay noqon kartaa dhacdo farxadeed, iyadoo dadku ay mararka qaar ku afuraan kulamo waaweyn oo ay la leeyihiin qoyska iyo asxaabta. Laakiin waxaa muhiim ah in la xasuusto in cunista xad dhaafka ah ama dufanka leh ay u badan tahay inay kugu reebi doonto daal iyo caajisnimo oo aanay faa’iido u yeelan doonin caafimaadkaaga ama dadaalkaaga ruuxiga ah, iyo sidoo kale in aad ka caajisto cibaadada sida salaadda taraawiixda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan UgaasΒ 

    February 8, 2026

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan UgaasΒ 

    February 8, 2026

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.