Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Taliye Sulub: “Booliiska Soomaaliyeed waxa uu xaq u leeyahay in uu soo xiro waxna ka waydiiyo qofkii si qaldan u isticmaala Baraha Bulshada”.

    Taliye Sulub: “Booliiska Soomaaliyeed waxa uu xaq u leeyahay in uu soo xiro waxna ka waydiiyo qofkii si qaldan u isticmaala Baraha Bulshada”.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku qabanayaan cid weliba oo ku xadgudubka nidaamka iyo shuruucda Dalka waxaana uu si gaar ah uga digay Dadka Baraha Bulshada u isticmaala si anshaxa ka baxsan.

    S/Guuto Sulub ayaa tilmaamay in sababta loo qaadayo tallaabadaas ay tahay in la kala badbaadinayo Bulshada waxna laga waydiinayo qof weliba waxa uu sheegay isla markaana caddeeyo kana jawaabo sida uu hadalka u dhigay.

    Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu ku sifeeyay in waajib uu ka saaran yahay in gacan adag ay ku qabtaan nabadgalyada, waxa uu dadka uga digay in ay ku dhaqmaan ama sameeyaan waxyeebo suuragal ah in ciqaab maxkamadeed la kulmaan.

    Booliiska Soomaaliyeed waxa uu xaq u leeyahay in uu soo xiro waxna ka waydiiyo qofkii si qaldan u isticmaala Baraha Bulshada, Waddankeennu waxa uu leeyahay shuruuc, nidaam lagu shaqeeyo oo Dalka lagu dhaqo, inta Muwaadinka loo ogol yahay wixii ka baxsan qofkii ku dhaqma waxa aan xaq u leenahay in lasoo qabto waxna laga waydiiyo, haddii lagu qanci waayo wixii uu ku hadlay waxaa loo gudbinayaa Maxkamad” Ayuu yiri Taliyaha Booliiska Soomaaliya.

    Waa uu sii hadlay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin waxaana uu dhallinyarada kula taliyay in ay ka fogaadaan wax weliba oo Bulshada ceeb ku ah ama qaranka Lid ku ah maadaama aanay jirin nacfi uu ka helayo sida uu hadalka u dhigay.

    “Dadka ku dhaqmaya waxyaabaha aan munaasabka u ahayn jiritaanka Dadkeenna, muuqaalka Dalkeenna, Ehelnimada & Dowladnimada in laga waantoobo kana gudubno oo la iska dhaafo wax aadan nacfi kuu lahayn, Dalkaaga & Dadkaagana u lahayn” S/Guuto Sulub Axmed Firin, Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed.

    Hay’adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa u xiran Dad ku eedaysan in ay ka shaqaynayeen kicinta Dadka iyo in ay iska hor keenaan Beelaha Walaalaha ah, Booliiska ayaa ku goodiyay in Maxkamadda awoodda u leh kiiskooda loo gacangelin doonno.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.