Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne,
Taliyaha ayaa si bareer ah xabada ugu dhuftay marxuumka dhintay ee cabdifitaax oo ahaa nin dhalinyara ayaa sababsaday muran soo kala dhaxgalay asiga iyo taliyaha.
Allaha u naxariisto walaalken C/fitaax Maxamed ayaa u geeriyooday dhaawac u geeystay taliye xigeenka CID ee degmada beledweyne.