Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiddig Ramla Cali guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

      September 20, 2025

      Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay dhalinyaro ku eedeysan khal khal gelinta amniga waddooyinka

      September 16, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025

      MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka Qatar.

      September 16, 2025

      Shirka Carabta iyo Islaamka oo War-murtiyeed Adag ka Soo Saaray Weerarka Israa’iil ku Qaadday Qatar

      September 16, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

    Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 20, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha hay’adda sirdoonka dibadda Ingiriiska ee MI6, Richard Moore ayaa shaaca ka qaaday inay dhiseen xiriir qarsoodi ah oo ay la yeelanayaan ururka Hayat Tahrir al-Sham oo hoggaamin jiray Axmed Sharac,

    Xirirrkan ayuu sheegay inuu jiray ka hor inta aysan ku dhaqaaqin howlgalkii ay kula wareegeen Dimishiq, isagoo tilmaamay xiriirka hore inuu fududeyay soo noqashada deg degga ah ee diblomaasiyadda Ingiriiska iyo Suuriya.

    Hadalkan wuxuu daahqaaday in sirdoonka galbeedka uu jiray xiriir hore oo ay la lahaayeen Axmed Sharac ka hor inta uusan xilka la wareegin,

    Tan ayaa muujinaysa sida ururrada ay galbeedka mar u yaqaanaan argagixiso dib ugu dhisaan xiriirkooda si ay ugu adeegsadaan waddo ku celisa goobaha ay ka maqan yihiin sida Suuriya oo wixii ka dambeeyay 2011 aysan wax joogitaan diblomaasiyadeed ah ku lahayn dalalka galbeedka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.