Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleestay in uu dhameeyo tabashadii Siyaasiga aheyd ee uu qabay (Cabdirashiid Ilkacase).
Kulanka oo aay qeyb ka ahaayeen Odayaasha Nabadoonada iyo waxgaradka beesha Yabar-weyne ayaa Cabdirashiid Ilkacase iyo guud ahaan waxgaradka beesha Yabar-Madaxweyne waxa aay gaadiidka iyo ciidamada beesha leedahay kasoo saareen xaruumaha maamulka ee Lamagalaay.
Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhina kale kulan la leh Cabduqaadir Xuseen coloow waxaana laga war sugayaa natiijada kulankaasi kasoo baxda.