Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Kenya Major General Faadumo Axmed oo Xilka si rasmi ah ula wareegtay

    Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Kenya Major General Faadumo Axmed oo Xilka si rasmi ah ula wareegtay

    By radiohalgan.comMay 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Ciidanka Cirka Kenya Major General Faadumo Axmed ayaa si rasmi ah ula wareegtay xilkaas waxaana ay noqotay Haweeneydii ugu horreysay ee Dalkaas ka qabata Xilkaan.

    Faadumo waxa ay in muddo katirsanayd ciidanka Militariga Kenya gaar ahaan kuwa Cirka ee ilaaliya Hawada Dalkaas waxaana ay xilka kala wareegtay John Omenda oo laga dhigay ku xigeenka taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca Kenya (KDF).

    May be an image of 4 people and text that says 'KINYA A KENYAARFORCE) FORCE R HEADQUARTERS KENYA FORCES DEFENCE'

    Taliyaha xilka wareegay ayaa xafladda uu xilkaan ku wareejinayay ka hadlay ayaa sheegay in Major General Faadumo Axmed ay tahay sarkaalad u heelan shaqada loo igmaday waxaana uu ciidamada ka dalbaday in ay la shaqeeyaan.

    Waxa uu ku sifeeyay in ay Faadumo tahay qof xirfad sare u leh xilkaan isaga oo rajeeyay in ay kasoo baxdo doorkaan firfircoon ay ka qaadan karto xilka hoggaaminta Taliska Ciidanka Cirka Kenya oo mas’uuliyad ka saaran ilaalinta Hawada.

    May be an image of 8 people and text

    Faadumo waxa ay shaqaynaysaa laga soo billaabo sanadkii 1985tii ilaa waqtigaan inkasta oo ay jireen sanado ay ka nasanaysay waajibaadka qaranka maadaama ay ku howlaneed waxbarashada ay ku aqoon kororsanaysay.

    Derajada Major General waxaa loo dalacsiiyay 13kii July sanadkii 2018kii, xilkaan ah Taliyaha ciidanka Cirka Kenya waxaa loo magacaabay 2dii May sanadkaan 2024 halka ay si rasmi ah ula wareegtay 9kii bishaan oo khamiistii shalay ahayd.

    May be an image of 10 people and text that says 'ENYA FORCES FORCES DEFENCE DEFENCE'

    Mustaqbal

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

    May 31, 2025

    Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

    May 24, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.