Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Magacaabis Guddoomiyaha iyo G/ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Halgan

    January 14, 2026

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Magacaabis Guddoomiyaha iyo G/ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Halgan

      January 14, 2026

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Magacaabis Guddoomiyaha iyo G/ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Halgan

      January 14, 2026

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Taliyaha Booliiska oo xilka laga qaadayo iyo xogta ninka lagu beddelayo

    Taliyaha Booliiska oo xilka laga qaadayo iyo xogta ninka lagu beddelayo

    By radiohalgan.comSeptember 25, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isbuucan kulanka ay yeelanayaan golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaadayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed Firin, iyadoo sidoo kale la magacaabayo taliye cusub.

    Xil ka qaadista taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo mar hore la qorsheeyay ayaa waxaa kasoo horjeeday Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo isku beel yihiin taliyaha, waxaana hadda wararka soo baxaya sheegayaan in Xamse aqbalay xil ka qaadista Jeneraal Sulub.

    Sida aan xogta ku heleyno taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu wadaa in loo magacaabo Janaraal Asad Cismaan Diyaano, ninkan ayaana ah siyaasi iyo sargaal ciidan oo kasoo jeeda Puntland awood badana qoyskiisa ku leeyihiin magaalada Boosaaso.

    Kulanka golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya beri oo Khamiis ah yeelanayaan ayaa la filayaa in lagu magacaabo taliyaha cusub ee ciidanka booliiska, waxaana marar badan baaqday magacaabista taliyaha ciidanka booliiska oo khilaaf ka taagnaa in xilka laga qaado taliyaha hadda jooga.

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaana raba in reer Puntland ku qanciyo magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka booliiska, waxaana xusid mudan ninka loo wado in loo magacaabo taliyaha booliiska siyaasad ahaan iska soo horjeedaan Madaxweyne Deni.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Magacaabis Guddoomiyaha iyo G/ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Halgan

    January 14, 2026

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Magacaabis Guddoomiyaha iyo G/ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Halgan

    January 14, 2026

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.