Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Taliska Booliiska Soomaaliyeed oo sheegay in ay xireen Dad rabay in ay carqaladeeyaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare (Fasalka 12aad).

    Taliska Booliiska Soomaaliyeed oo sheegay in ay xireen Dad rabay in ay carqaladeeyaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare (Fasalka 12aad).

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Sulub Axmed Firin oo Warbaahinta la hadlay kaddib markii lasoo gabagabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah Dugsiga Sare (Fasalka 12aad) ee socday intii u dhaxeysay 22kii Juun ilaa 28ka Bishaan 2024.

    Warbaahinta ayuu la wadaagay Doorka Ciidanka Booliiska ka qaateen ilaalinta nabadgalyada iyo waxyaabihii ay ka diiwaangeliyeen todobaadka ay wadeen howshaan mas’uuliyadda culus ka saarnayd Ciidamada ammaanka.

     

    Janaraal Sulub ayaa sheegay in Ciidamada Booliiska ay gacanta ku dhigeen Dad isku dayay in ay ka gudbaan habraacyadii iyo nidaamkii loogu talagalay isla markaana ka dhex kalluumeystaan Hay’adaha Amniga & Wasaaradda Waxbarashada sida uu hadalka u dhigay.

    Sulub ayaa tilmaamay in ay xireen Dad isku dayay in ay qish sameeyaan ama marin habaabinta kuwaas oo ku jira goobaha loogu talagalay in lagu sii hayo Dadka kahor inta aan loo gudbin Maxkamad waa sida uu yiri.

    “Dad isugu jira Dhallinyaro & Dad waa weyn oo isku dayay in ay jabiyaan habraacyadii & nidaamkii loo dejiyay Imtixaanka isla markaana isku dayay in ay ka dhex kalluumeystaan Wasaaradda & Hay’adaha Amniga, Dhammaantood intii badnayd Hay’adaha amniga gacanta ayay ku dhigeen, waxa ay ku jiraan xarumaha xabsi ku haynta ee ciidanka Booliiska waxaana horgeyn doonnaa sharciga, qof weliba waxaa lagu horgeyn doonnaa inta uu geystay” Gen. Sulub Axmed Firin, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

    Hay’adaha Amniga oo door firfircoon ku lahaa Imtixaanka Shahaadiga ah waxaa ilaalada iyo amni sugidda u qaabilsanaa 2,176 oo Askari kuwaas oo ka howlgalayay xarumaha loo asteeyay Imtixaankaan oo gaaraya 136 Xarumood guud ahaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.