Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Taleefoonkaaga Gacanta ayaa kaa caqli badan noloshaadana bedelaya !(Ogow Xaqiiqda)

    Taleefoonkaaga Gacanta ayaa kaa caqli badan noloshaadana bedelaya !(Ogow Xaqiiqda)

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa ay Ugu magacdareen kuwa hindisay Smart Phone (Taleefoonka Caaqilka ah) ,waxa ay ay ogaayeen wax yaabaha uu ka xallin doono kuwa isticmaalaya iyada oo aysan jirin Qaanuun inna ilaalinaya .

    Daraasad aan aqriyay dhowaan oo ay soo saartay Jaamacadda Texas waxa ay muujinaysaa in Taleefoonka Caaqilka ah uu yahay waxa ugu dhow qofka, kaa oo aan laga weyn boorsadiisa,Jeebkiisa ama Xafiiskiisa shaqada ,taa oo la ogaaday in uu saameeyn Taban ku yeeshay shaqada qofka .

    Taleefoonada Caaqilka ah ayaa lagu ogaaday Daraasaddan in dadka ay ka mashquuliyaan shaqooyinkooda maalin laha ah oo sidii loogu tala galay aysan u gudan ,waxaa ka sii daran in warka aan wanaagsaneeyn uu yahay in Maskaxda dadka isticmaalaa uu ka dhigay mid faaruq ah ,haddii isticmaalkiisa la’sii joogteeyana qofka uu ka dhigi doono doqon aan waxba garan..!!!

    Muddo waxaan isweydiinayay Tiknoloojiyadda nolosheenna ma’sahashay mise waa ay adkeeysay…?

    Waxaan ku ogaaday aqrinteeyda dhowr maqaal oo ay takhaatiirta cilmu-nafsigu ku sheegeen in Tiknoloojiyadda ay wax badan innaga xallisay ,haddana isla waqtigaasi waxaa dhab ah in caqli yaraan aan ka dhaxalnay maadaama nolosheenna si xada dhaaf ah ugu xirnay .

    Tusaale ahaan markii aan safreeno tiknoloojiyadda waxa ay noo go’aamineeysaa,Hoteelka aan degeeyno, Maqaayadda aan ka cunteeneeyno iyo Shirkadda Duulimaad ee aan dooraneeyno in aan ku safarno.

    Khatarta weeyn ee nolosheenna ku gadaaman ayaa ah isbadalka xawliga ah ee ka jira Tiknolojiyada,barigii hore wey sah lanayd in la’kala saaro jiilka Lixdamaadkii,Toddobaatameeyadii ama Siddeetameeyadii laakin tan iyo billowgii sagaashameeyada waxaa sanad walba ama ka yar soo ifbaxayay jiil cusub .

    Dadka labaatan sano ka hor noalaa maanta waxaa lagu tiriyaa kuwa gabowga uu cusleeyay ,marka loo eego hindisaha iyo horumarka Tiknoloojiyadda,maxaa yeelay 20 sano ka hor majirin Baro-bulsho oo dadku ay ku xiriiraan.

    Khatarta Tiknoloojiyadda nagu heeyso waxaa marqaati ka ah in sinnaba aadan uga maarmin Smart Phone-kaaga .

    Tusaale Taleefoonkaaga ayaad uga tagtay guriga adiga oo shaqo u socda wax yar ka dib ayaad soo xasuusatay ,waxaan hubaa in deg deg aad guriga ugu soo laabatay oo aadan ka kaaftoomin maalintaasi Jaceylka aad u qabto smart Phone-ka uu ka badan yahay kan ay isu qabeen “ Romeo and Juliet” ama (QEYS & LEEYLA)

    Sababta ugu weeyn ee aan Tiknoloojiyadda sidaasi nolosheenna ugu xirnay ayaa ah in ay qabsatay,Maskaxdeenna iyo Caqliyadeenna .waxaana marqaati ka ah in Numbarada taleefoonada saaxiiabdaa ,adeerkaa,eeddadaa ama abtigfaa aad kor ka sheegi kartay muddo kooban ka hor laakin maata ay kugu adagtahay taas oo keentay ku tiirsanaanshaha Smarta Phone oo noo meeriyo wax walba.

    Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa muujineeysa in Smarta Phone-ka uu saameeyn aan wanaagsaneeyn ku yeeshay xasuusta iyo caqliga dadka isticmaala ,taa oo ka dhigan in aan ku dul socono miinooyin aasan oo waqti walba innagu qarxi kara digniin la’aan..!!!

    Dhinac walba oo nolosheenna ah maanta waxa ay ku xiran tahay Tiknoloojiyadda casriga ah ,mushkiladdana waxa ay tahay in aanaan haysan wax innoo badalo.waxaana jira dhibaatooyin ka dhasha oo saameeyn aan wanaagsaneeyn ku yeesha nolosheena .

    Tusaane Computarada shaqo ee Garoonka labaad ee ugu mashquulka badan Caalamka ee Heathrow Air Port ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa ku yimid cillad,taa waxaa ka dhashay in laba maalmood ka badan hakad uu ku yimaado dhaq dhaqaaqii duulimaad boqolaal qof oo safar ahaa .

    Ma’doonayo in wax walba oo qalad ah oo innaga dhaco aan dusha uga tuuro mas’uuliyaddooda tiknoloojiyadda,sidoo kale ma’doonayo in aan u muuqdo qof dagaal kula jira horumarka Tiknoloojiyadda.waxaan qirayaa in sababteeda aan horumar dhinacyo badan ah ku gaarnay,waxaana diraya rajo iyo dhiiri galin ah in maanta halka aan joogno meel ka wanaagsan aan ku soconno .

    Sidaasi daraadeed waxaan idin leeyahay “duqommo ma’wada tihiin

    Sheekadan waxaa Middle East Journal ku qortay , Jocelyne Elia oo ah suxufiyad reer Lubnaan ah .

    W/T Aweys Xasan Maxamed

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.