Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweynaha Jubbaland oo furay shirweyne looga hadlayo arrimaha deegaanka.

    May 12, 2025

    DEG DEG Suuqa Bakaaraha ayaa gubanaya .

    May 12, 2025

    DEG DEG Ciidanka Koonfur Galbeed oo weeraray Alshabaab.

    May 12, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Jubbaland oo furay shirweyne looga hadlayo arrimaha deegaanka.

      May 12, 2025

      DEG DEG Suuqa Bakaaraha ayaa gubanaya .

      May 12, 2025

      DEG DEG Ciidanka Koonfur Galbeed oo weeraray Alshabaab.

      May 12, 2025

      Xukuumadda Deni oo lagu dhaliilay inay ka gaabisay nabadaynta beelaha gobolka Mudug.

      May 12, 2025

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      Akhriso:- Madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inuu ka welwelsan yahay in Israel ay carqaladeyn karto safarkiisa Bariga Dhexe, taasoo abuurtay xiisado cusub.

      May 10, 2025

      Akhriso:- Hindiya iyo Pakistan oo gaarey heshiis xabad joojin ah

      May 10, 2025

      Xiisadda u dhaxaysa Pakistan iyo Hindiya ayaa si xowli ah u korortay kadib

      May 10, 2025

      In ka badan 100 oo ku dhintay daadad ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

      May 11, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Madaxweynaha Jubbaland oo furay shirweyne looga hadlayo arrimaha deegaanka.

      May 12, 2025

      DEG DEG Suuqa Bakaaraha ayaa gubanaya .

      May 12, 2025

      DEG DEG Ciidanka Koonfur Galbeed oo weeraray Alshabaab.

      May 12, 2025

      Xukuumadda Deni oo lagu dhaliilay inay ka gaabisay nabadaynta beelaha gobolka Mudug.

      May 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Suldaan Saciid Axmed oo loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda & dhexdhexaadinta Geeska Afrika

    Suldaan Saciid Axmed oo loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda & dhexdhexaadinta Geeska Afrika

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 25, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Findland ayaa Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Africa, ka dib war rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Finland.

    Qoraal kooban oo lagu daabacay barta X ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee Finland ayaa lagu yiri, “Wasiirka Arrimaha Dibadda Elina Valtonen, waxay Suldaan Siciid Axmed u magacawday ergaygeeda gaarka ah ee dhexdhexaadinta nabadda ee Geeska Afrika. Saciid Axmed wuxuu diiradda saari doonaa taageeridda hababka nabadda.”

    Suldaan Saciid Axmed ayaa horay u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibedda Finland u qaabbilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika.

    Suldaan oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa isagoo kaashanaya aqoontiisa duruqsan ee uu u leeyahay dhaqanka iyo qaab-dhismeedka bulshooyinka gobolka horay u kasbaday kalsoonida hoggaanka siyaasadda, diinta, dhaqanka iyo dhallinyarada bulshada gobolka, isagoo sare u qaaday xiriirka togan ee u dhexeeya dalalka dhaca geeska Afrika iyo dowladda Finland

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Jubbaland oo furay shirweyne looga hadlayo arrimaha deegaanka.

    May 12, 2025

    DEG DEG Suuqa Bakaaraha ayaa gubanaya .

    May 12, 2025

    DEG DEG Ciidanka Koonfur Galbeed oo weeraray Alshabaab.

    May 12, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweynaha Jubbaland oo furay shirweyne looga hadlayo arrimaha deegaanka.

    May 12, 2025

    DEG DEG Suuqa Bakaaraha ayaa gubanaya .

    May 12, 2025

    DEG DEG Ciidanka Koonfur Galbeed oo weeraray Alshabaab.

    May 12, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.