Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Soomaaliya oo gaartay guul kale oo aad u weyn Sawirro

    Soomaaliya oo gaartay guul kale oo aad u weyn Sawirro

    By radiohalgan.comMarch 14, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mar kale guul wayn ka gaartay barnaamijka dayn cafinta, kadib markii Naadiga Paris uu cafiyay 99% daynmihii uu ku lahaa Soomaaliya, Β taas oo ah tallaabo muhiim ah oo laga gaaray dadaallada ay dowladda federaalka ku dooneyso inay dib ugu biirto nidaamka maaliyadeed ee caalamka.

    Magaaladda Paris ee dalka Faransiiska,ayaa waxaa ku sugan wafti uu horkacyo wasiirka maaliyada SoomaaliyaΒ  iyadoo halkaas lagu soo gebagebayay wada xaajood wakhti dheer qaatay oo ay la yeelanay waddamada ku middoobay naadiga Paris ( Paris club) oo ku lahaa Soomaaliya lacag ka badan 3.1 billion oo doolar, iyada oo laga duulayo isafgaradka laga gaadhay wada xaajoodka ayaa waxa toban ka waddan ee ku bahoobay Naadiga Paris ay kala saxeexdeen heshiis lagu dhaafayo dentii ay Soomaaliya ku lahaayeen.

    Tallaabadan ayaai waxay ka dhigantahay in Naadiga Paris Club ay u dhaafeen xaddi deyn oo ah in ay ka cafinayaan lacag dhan 1.2 bilyan oo dollar, taas oo ka badan intii ku waajibka ku ahayd hannaanka dayn cafiska (beyond HIPC debt relief) ee loo yaqaan HIPC.Si loo sugo dhammaystirka hannaankan

    Qorshahan ayaa waxaa sii xigi doona heshiisyo gaar gaar ah oo dal kasta lala gali doono, si ay si rasmi ah daynta uga masaxaan buugaagtooda.

    Waxay tani marag ka tahay horusocodka joogtada ah ee dadka iyo Dawladda Soomaaliyeed ay ka samaynayaan dawladnimada dhiska, koboca dhaqaalaha iyo maamul wanaaga.

    β€œWaxaan ku boggaadinayaa dalaka daynta inaga dhaafay deeqsinimadooda iyo garab istaagooda” ayuu yiri Biixi Imaan Cige oo ah Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

    Sidoo kale wuxuu raaciyay β€œWaxaan joogna magaaladda Paris ee dalka Faransiiska oo aan kaga qeyb galaynoΒ  wadda xaajood aad u ballaaran oo aan la yeelanayno naadiga Paris Club oo ay ku midaysan yihiin 10-ka dal ee deymaha ugu badan nagu lahaa,Soomaaliya waxay soo martay geedi dheer ooΒ  ahaa hanaan dib u dhis iyo qaabeyn hay’daha dowladda ah”.

    Bishii Diseenbar ee sanadkii la soo dhafay 2023, waxaa Hay’ada Lacagta ee IMFΒ  iyo bangiga Aduunka ay ku dhawaaqeen in ay Soomaaliya soo buuxisay sharuudaha deyn cafinta si ay u hesho deyn cafin dhameystiren, intaas ka dib waxaa waajib noqtay in aan wadda xaajood la bilowno dalalkii deymaha nagu lahaa oo ay mudnaanta lahayeen naadiga Paris Club.

    Wada-hadal wakhti dheer qaatay waxaanΒ  ku guuleysanay in aan ku qancino dalalka naadiga in ay gabi ahaan naga cafiyaan deynta ay nagu laheyeen oo runtii ka baxsan intii waajibka loogu lahaa deyn cafiska,waan uga mahadcelinayna sidaa ay noola qaateen deyn cafinta” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige.

    Β Β Β Β 

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.