Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Soomaalida u safreysa Hindiya oo ka maarmaysa inay fiisi u doontaan Itoobiya

    Soomaalida u safreysa Hindiya oo ka maarmaysa inay fiisi u doontaan Itoobiya

    By radiohalgan.comMarch 5, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dad badan oo Soomaali ah ayaa caafimaad ahaan u aada dalka Hindiya, halkaas oo ay u doontaan adeegyo caafimaad oo an laga helin dalka Soomaaliya.

    Inkasta oo an si rasmi ah loo hayn tiro sugan oo dadka Soomaalida ee caafimaadka u aada dalka Hindiya haddana waxaa la rumaysan yahay inay sanadkasta Soomaali ka badan kumanaan qof ayu caafimaad doontaan dalkaasi sida ay xogaha qaar sheegayaan.

    Dowlada Soomaaliya ayaa sheeegtay inay ku foogan tahay in dadka Soomaalida loo fududeeyo inay si sahlan ku helaan dal ku galka Hindiya ka dib Muqdisho ku dhexmaray masuuliyin ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo saraakiil ka socota dalka Hindiya.

    Sida uu BBC-da u sheegay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Xamse Adan Xaadow, labada dhinac ayaa isla soo qaaday sidii ay muwaadiniinta Soomaalida ugu fududaan lahayd dal ku galka Hindiya iyo inay yeeshaan iskaashi dhinacyo badan ah.

    β€œCaafimaadka waa howl horey u socotay, qaabkii loo casriyey lahaa iyo qaabkii ay safaaradooda ugu furan lahaayeen, dadkuna ay fisaha Soomaaliya uga qaadan lahaayeen ayaa ku jirtay wadahadalka” ayuu yiri Xaadow.

    Hindiya ayaan hadda Safaarad iyo Qunsliyad midna ku lahayd dalka Soomaaliya basle waa dalka ugu badan ee Soomaalidu u doontaan adeeg caafimaad oo dibada ah.

    xaadow

    XIGASHADA SAWIRKA,SNTV

    Qoraalka sawirka,Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Xamse Adan Xaadow

    Caqabadaha ay Soomaalidu kala kulmaan fiisaha dal ku galka Hindiya

    SAFARKA SOMALIDA EE HINDIYA

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Boqolaal Soomaali ah ayaa dal ku galka Hindiya u doonta safaaradaha Hindiya ku leedahay dalalka dariska la ah Sooomaaliya sida Kenya iyo Itoobiya.

    Abuukar Xasan Dhaqane oo muddo dheer ka shaqaynayey arrimaha fudaynta safarada iyo duulimaadka ayaa BBC-da u sheegay in Soomaalidu dhib dhaqaale iyo mid waqtiba ku qabaan helida visaha dalka Hindiya.

    β€œFisaha awal waxaa laga qaadan jiray Itoobiya, hadda waxaa loo soo wareejiyey Kenya, qofka Soomaaliga isagoo jooga Muqdisho iyo meelo kale ayuu tikit soo jartaa oo Kenya yimaadaa, kharash ayaa ka soo baxa haddana hotel ayuu dagaa, iyadoo intaas qofku marayo ayaa haddana wuxuu sugayaa muddo bil ah inuu helo dal ku galka Hindiya, marka dhibaabo badan ayaa lagu qaba” ayuu yiri Dhaqane.

    Wuxuu intaa ku daray in qofka doonaya inuu helo dal ku galka caafimaad ee Hindiya ay ugu baxdo ilaa shan boqol iyo kon dollar iyadoo wali muddo ay ku qaadato inay helaan.

    Dadka waayeelka ayuu Dhaqane sheegay β€œinay ay soo dhiibtaan baasaboorka maadama caafimaadku u sahlayn inay safari kala duwan galaan taasna ay ku sii kordhiso kharashka”.

    Addis Ababa ayaa ahayd halka ay Soomaali badan u raadsan jireen dal ku galka Hindiya intii an dib loogu soo wareejin in muwaadiniinta Soomalida ka dalban karaan safaarada Hindiya ee Kenya.

    β€œDabcan Nairobi ayaa u jaban xaga diyaaradaha waayo Addis Ababa waa ka qaalisan tahay marka laga baxayo Soomaaliya ee loo socdo Itoobiya” ayuu intaas raaciyey Dhaqane.

    Sidaas oo kale safarka dhulka ayey dad badani ku gali jireen Itoobiya iyagoo sii maraya xadka Wajaale ee Somaliland.

    Qiyaasaha an rasmiga ahayn ayaa sheegaya in tiro ka badan labo ilaa saddex boqol oo Soomaali ah dhowrkii bilood u safraan dalka Hindiya kuwaas oo ay ugu badan yihiin kuwa caafimaadka u aadaya.

    hindiya ayaa ka mida dalalka daryeelka caafimaadka ee gaarka loo leeyahay aad u horumarsan yihiin kuwaas oo leh qalab caafimaad oo tignoolajiyad sare leh iyo heer aad u wanaagsan oo waafaqsan heerarka caafimaadka caalamiga ah sida ay sheegtay Hindiya.

    Dhakhaatiirta ayaa warbixino qaar sheegeen inay ku fiican yihiin dhinacyada qalliinka isqurxinta, qaliimada taranka, wadnaha, kansarka,iyo qalimada wadajirka ah ee lafaha iy

    Qiimaha daryeelka caafimaad ee Hindiya aad ayuu uga hooseeyaa kuwa dalalka horumaray balse dhanka tijnoolajiyada ay ku tartamaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.