Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Soomaalida oo farriintii ugu cusleyd u direy Muuse Biixi iyo Abiy, wacad-na ku maray…

    Daawo:- Soomaalida oo farriintii ugu cusleyd u direy Muuse Biixi iyo Abiy, wacad-na ku maray…

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo maanta dhigay banaanbixii ugu weynaa ayaa farriin cad u diray madaxweynaha Somaliland iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo dhawaan heshiis muran dhaliyay ku gaaray Addis Ababa

    Qaar kamid ah dadweynaha ka hadlay dibad-baxaan ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan damaca gurracan ee Itoobiya ee ku aadan badda Soomaaliyeed.

    Dadweynahan ayaa si toos ah farriin ugu diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo ah labada nin ee saxiixay heshiiskaasi.

    “Muuse Biixiyow dhulka Soomaaliya hakaa bad-baado, ammaan hakaa helo cimrigaaga wuu dhammaaday waa dhimaneysaa, waxaana usoo banaan baxnay waa dhaca aad ku hayso dhulka Soomaaliyeed” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee Soomaaliyeed.

    Sidoo kale oday kale oo ka hadlay goobta ayaa wacad ku maray in aysan gorgortan ka geli doonin badda Soomaaliya, ayna shacabka difaaci doonaan madax banaanida dalka.

    “Baddeenna gorgortan kama galeyno damaca iimaan darrada ah ee Itoobiya aan kasoo horjeednaa” ayuu yiri oday dhaqameed kale oo khudbad ka jeediyay dibad-baxa.

    Haboon oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee doorka kulahaa dibadbixii weynaa ee maanta ayaa iyaduna toos ula hadashay Abiy Axmed, waxayna sheegtay inay ugu tegayaan dalkiisa, haddii uusan ka laaban go’aankiisa ku aadan badda Soomaaliyeed.

    Qof walba oo maanta halkan taagan waxay u joogtaa inay kuugu imaato Itoobiya, ma kuugu sugeyno Saylac, Soomaaliya hanoolaato” ayay iyaduna tiri Haboon oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta ka qayb-galay dibadbaxa ka dhacay Muqdisho.

    Dibad-baxan ayaa noqonayaa kii labaad oo ka dhaca Muqdisho, loogana soo horjeedo damaca Itoobiya ee ku aadan badda Saylac ee ay u saxiixday Somaliland.

    Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn uga carootay heshiiska Muuse Biixi Cabdi iyo Abiy Axmed, kaas oo Itoobiya loogu saxiixay 20 KM oo kamid ah badda Soomaaliyeed.

    Hoos ka daawo muuqaallada

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.