Guud ahaan deegaamada Somaliland waxaa maanta ka socda dabaaldegyo lagu xusayo sanad guurada 34aad ee ka…
Guud ahaan deegaamada Somaliland waxaa maanta ka socda dabaaldegyo lagu xusayo sanad guurada 34aad ee ka soo wareegatey markii maamulkaasi dhidibada lo0 taagey sanadkii 1991-dii.
Xuska sanad guurada sanadkaan waxaa siweyn looga dareemay degmooyinka Hargaysa iyo Ceerigaabo oo ay isugu soo bexeen kumanaan qof, ciidamo iyo Mas’uuliyiin uu kamid yahay Madaxweyne Cirro, Madaxweyne hore Muuse Biixi iyo xubno kale.


