Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Somalia oo loo balan qaaday taageero caalami ah ka dib shirar ka dhacay Nairobi

    Somalia oo loo balan qaaday taageero caalami ah ka dib shirar ka dhacay Nairobi

    By radiohalgan.comMarch 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka Maaliyadda XFS oo Magaalada Nairobi kulamo gaar gaar ah kula yeeshaday Masuuliyiinta Dalalka iyo Bangiyada Caalamiga ah ee taageera Dowladda Soomaaliya.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi oo uu uga qeyb galayo shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya ayaa maanta kulamo doceedyo mΓΌhim ah oo gaar gaar ah la kala qaatay madaxda Ururada iyo Bangiyada taageerada Dowladda Soomaaliya sidaΒ  Wakiilka Midowga Yurub, Wakiilka Bangiga Adduunka iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika.

    Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaliya Karin Johansson iyo Wasiirka Maaliyadda XFS Hon. Biixi Imaan Cige ayaa ka wada hadlay taageerada miisaniyadeed ee dalalka midowga yurub ay siiyaan Dowladda Soomaaliya iyo qorshe yaasha lagu horumarinayo sare u qaadidda dakhliga dalka. Ururka Midowga yurub waxa ay ka mid yihiin Saaxibada joogtada ah ee garab taagan Dowladda Soomaaliya.

    Kulanka Bangiga Adduunka oo ay goobjoog ahaayeen saraakiisa sare ee xafiiska Soomaaliya oo ay hoggaaminaysay Ms. Kristina Svensson oo ah wakiilka Sooomaaliya ee Bangiga ayaa waxay Wasiirka Maaliyadda ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin taageeridda iyo horumarinta ganacsiyada gaarka loo lee yahay, taasoo qeyb ka noqonaysa kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya.

    Madaxda iyo saraakiisha sare Bangiga Horumarinta Afrika Xafiiska maamula dalalka geeska Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa kulanka ay la yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS waxa ay uga wada hadleen Mashaariicda horumarineed ee uu Bangigu ka fuliyo Soomaaliya kuwaasoo ay ku jiraan kuwo dib-u-dhis ah iyo kuwo dib-u-haneynta Maaliyadda ah.

    Kulamadaan ayaa dhammaantood waxay daarnaayeen horumarinta, dib-u-habenta iyo hufnaanta Maaliyadda Soomaaliya oo hadda Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii loo gaari lahaa islu filnaan dhaqaale iyadoo la xoojinayo wax soo saarka gudaha iyo kobaca dakhliga Dowladda.

    Β Β Β Β 

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.