Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Siyaasi taageera qadiyadda Somaliland oo u sharaxan gudoomiyaha Midowga Afrika

    Siyaasi taageera qadiyadda Somaliland oo u sharaxan gudoomiyaha Midowga Afrika

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul wasaare ku xigeenkii iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa u sharaxan guddoomiyaha Midowga Afrika, halka Kenya ay soo sharaxday Raila Odinga oo muddo dheer soo hoggaaminayey mucaaradka Kenya.

    Guddoomiyaha hadda jooga hoggaanka Midowga Afrika Muusa Faki Maxamed oo u dhashay dalka Chad, labo jeerna xilkaan soo qabtay wuxuu muddo xileedkiisu ku egyahay bilowga sanadka soo socda ee 2025-ka.

    Markii uu musharaxnimadiisa kursigaas shaacinayey Raila Odinga waxaa barbar taagnaa madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo, oo dhawaan Midowga Afrika u magacaabay dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Raila Odinga ayaa saaxiib dhow la ah siyaasiyiinta Somaliland, wakiilka Somaliland ee Kenya Maxamed Barawaani ayaa ku tilmaamay Raila Odinga in uu yahay halyey Afrika oo ah qofka ugu madan ee guddoomiya Golaha Fulinta ee Midowga Afrika, taas oo ka dhigan in Somaliland ay si weyn u xiiseyneyso in hoggaanka Midowga Afrika uu qabto Raila Odinga.

    Soomaaliya waxaa u sharaxan Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland, balse inay xilkaas qabato waxay Somaliland ka jeceshahay in Raila Odinga ee Kenyan ah uu qabto, iyagoo quud-dareynaya inay garab uga helaan damaca ay badda ku siinayaan Itoobiyaanka.

    Raila waa saaxiibka Somaliland, oo waxa uu ku suntan yahay dimoquraadiyadda Afrika. Wax weyn ayuu ugu fadhiyaa Afrika, Raila waxa uu og yahay xaquuqda ka maqan Somaliland, Madax badan oo caalamka ah ayaa aragtidaas ka aaminsan, kuwaas oo taageera qaddiyadeenna,” ayuu yiri wakiilka Hargeysa u jooga Nairobi Maxamed Barawaani.

    Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo wasiir ka soo noqday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa isna sheegay in murashaxnimada Raila ku bureyso aragtida uu ka qabo Somaliland, taas oo ka hor-imaanaysa xeerarka iyo sharciyadda u yaal Midowga Afrika.

    Wakiilka Somaliland oo ka falcelinayay doodda Cabdirashiid Xaashi ayaa dulmi kale oo lagu la kacayo Somaliland ku macneeyey in Raila Odinga lagu colaadiyo aragtida uu ka qabo qadiyadda Somaliland.

    Raila Odinga ayaa dhowr jeer fagaarayaasha ku taageeray qadiyadda aqoonsi raadinta Somaliland, isagoo ugu baaqay Golaha Fulinta ee Midowga Afrika inay Somaliland u aqoonsadaan dal madax-banaan.

    Dowladda Soomaaliya weli kama soo falcelin murashaxnimada uu shaaciyey Raila Odinga oo cadeystay aragti xad-gudub ku ah dhowrista wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.