Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Sidee u shaqeeyaa filter ka wajiga la saaro ee dad badani isku qurxiyaan baraha bulshada

    Sidee u shaqeeyaa filter ka wajiga la saaro ee dad badani isku qurxiyaan baraha bulshada

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 22, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isticmaalka filter ka la saaro wajiga ayaa waxa uu noqday mid caan ka dhex ah bulshada. Inta badan dadka muuqaaladooda iyo sawiradooda ku daabaca baraha internet ka ayaa waxay isticmaalaan filter ka, si sawiro bilicsan ay ugu bandhigaan dadka ku xiran bogagaooda.

    Hadii aad fiiriso appabka ugu waawayn ee baraha bulshada, mid walba waxa uu leeyahay oo qaybta kaamirada ugu diyaarsan nuucyo kala duwan oo filtero ah, kuwaas oo badali kara qaabka rasmiga ah ee uu u sameynsan yahay wajigaagu, ama badali kara waxa ka muuqanaya qaybta dambe ee sawirka. Filterada ayaa waxa isticmaalaan barnaamij ku shaqeeya computer oo horumariya sawirada, kaas oo awood u leh in uu wax ka badalo waxa ka dhex muuqanaya kaamirada markaas shidan, inta aan duubis iyo jarjaris la isla gaarin.

    Maanta waxaa jira malaayiin filter oo la isticmaali karo. Waxaad heli kartaa kuwa iska madadaalo ahaa oo kuu xiri kara walxo ay ka mid yihiin, dhago, indho ama xitaa waji xayawaan, kuwa kuu xiraya muraayado iyo kuwa muuqaalo kale oo qosol leh kuu sameynaya.

     

    sawir

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Filterada wajiga ayaa ah kuwa ku tiirsan qaab muuqaaleed computer lagu farsameeeyay, kaas oo awood u leh in uu badalo muuqaalada. Arrinka udub dhexaadka u ah nidaamkaan ayaa waxa uu yahay, nidaam aqoonsanaya wajiga dadka, sida kan lagu magacaabo Viola-Jones algrothim. Nidmaankaan ayaa waxa uu u shaqeeyaa siyaabo kala duwan, oo ay ka mid tahay in uu aqoonsado geesaha iyo laababka wajiga.

    Tusaale ahaa, sida ay ogyihiin farshaxamiisyaashu, iloodka, dhinacyada sanka, qaybta dhexe ee wajiga iyo faruuryaha hoostooda waxay leeyihiin hoos yar. Hadii nidaamka uu meelahaas ka qaato sawiro ku filan, inta kale ee wajiga isaga ayaa iskiis u aqoonsan kara.

    Markii uu intaas sawirto barnaamijkaani, ayaa waxa uu isku dayayaa in u qaab ekeysiiyo wajiga kale oo horay ugu kaydsanaa xasuustiisa, kaas oo ah mid laga soo dhanbalay kumanaan waji oo u qaab eg kan qofka markaas isku sawiya kaamirada.

    Barnaamijyada qaar ee uu ku sameysan yahay filter ka ayaa waxay kuu ogolaanayaan in aad wax ka sii badasho wajiga, sida midabka ama waxyaalo kale ku sii dhajiso.

    Inta badan haweenka ayaa waxay caan ku yihiin isticmaalka filteradaan, iyaga oo door bida kuwa loogu talagalay haweenka, sida kuwa sare u qaadaya make-up ka u marsan, ama ka baabi’inaya hadii finan uga yaalaan wajiga.

    Laakiin hal arrin walwalkeeda leh ayaa ah in ay sii siyaadayaan filterada qurxda loo adeegsado. Inkasta oo iyaga xitaa uu nidaamka kumbiyuutarku wax ka badalo, hadana ma ahan wax sidaas looga sii fahmi karo sawirka. Hadii qofku isticmaalo wax sidaas kama sii badalayo qaab dhismeedka wajiga, hadana wax wayyn ayu uku darayaa sawirka.

    sawir

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Sidaas oo ay tahay walwalka uu leeyahay ayaa waxay tahay in uu waxyar ka badalo meelo ay ka mid yihiin sanka, lafta daanka oo la sii qurxin karom maqaarka oo laga dhigo karo mid sibibix ah, indhaha iyo bushmaha oo la sii balaarin karo iyo baarka indhaha oo la sii dheerayn karo.

    Arrintaan ayaa waxay walaaceeda la dareemaa marka dad iska bartaan baraha bulshada, kadibna ay si waji ka waji ah u kulmaan. Waxay ka sii daran tahay marka labada qof ay xodxodasho isugu yimaadaan.

    Arrintaan waxay noqotay dhibaato cusub oo la timid soo ifbaxa baraha bulshada iyo horumarka joogtada ah ee ay sameynayso tiknooljiyadu. Shirkada soo saara filteradaan ayaa waxa ay ka mid tahay sida dadka qaar qabaan, waxayaalaha ay tahay in ay hoos u eegaan.

    Marka laga yimaado filterada baraha bulshada ee wajiga, hadan waxaa jira shirkado waawayn oo soo saara filter kuu ogolaanaya in aad dhar gashato ama xitaa aad xirato dahab, ama kuu ogolaanaya in aad fiiriso bal sida fadhi gooni ku soo bixi lahaa marka aad dhex dhigto qolkaaga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.