Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sidee looga fal-celiyay tallaabadii uu maanta qaaday Farmaajo?

    Sidee looga fal-celiyay tallaabadii uu maanta qaaday Farmaajo?

    By radiohalgan.comMarch 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay inuu dhowaan booqanayo deegaano ka tirsan SSC-Khaatumo oo ay ugu horreyso magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

    Farmaajo oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa xaqiijiyay safarkiisa, wuxuuna sheegay inuu kala hadlay hoggaamiyaha KMG ka ah ee maamulka SSC, Mudane Cabdulqaadir Firdhiye oo ay ku wada kulmeen magaalada Garoowe caasimada maamulka Puntland

    Madaxweynihii hore  oo hadda ku sugan Garoowe ayaa tilmaamay in marka hore uu kusoo laabanayo Muqdisho, kadibna socdaalkiisa dambe uu ugu sii gudbi doono Laascaanood.

    “Aniga iyo hoggaamiye Cabdulqaadir Firdhiye waxaan ka wada-hadalnay oo aan isku sheegnay inay qurxoon tahay inaan dib usoo noqdo marka kulanka uu halkan ka dhacaayo aan waqti fiican ku imaado Khaatumo,” ayuu yiri madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

    Sidoo kale wuxuu raaciyay “Waxaan ka bilaabeynaa magaalada Laascaanood, Buuhoodle, Guumeys, Carooley iyo wixii suurtagal ah oo deegaanadaas ah oo aan dadka la kulano”.

    Hadda sidee looga falceliyay booqashada uu Farmaajo ku tegayo Laascaanood?

    Qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay booqashada uu sheegay in Farmaajo uu ku gaarayo deegaanada SSC.

    Cabdifitaax Maxamed “SSC-dii aad marka maamulka haysay aad dhagaha ka daboolatay, weliba xittaa oran waysay waa shacab dulman miyaad maanta naf ka raadinee?”

    Cabdikarim Ibrahim Aadam ayaa isaguna falcelintiisa ku yiri “Puntland iyo SSC hadhow haku doortaan”.

    Maxamed Deyr “Farmaajo berigi hore waxaan is odhan jiray waa Nin waddani ah oo waaqica Soomalida dhexdeeda yaala fahansan, laakiin waxaad u xuub siibatay dhaqankii xumaa ee siyaasiga Soomaaliga ah lagu yaqanay”.

    Maxamed Cali “Madaxweyne Welcome SSC, waana lagu sugayaa dadkaaga baa ku heegan ah”

    Daahir Xasan ” Khaatumo sow tii aad tiri dib hala iigu dhigo Jawaabteeda, Maxamedow ma annagaa na waalee?”

    Mowliid Cabdulqaadir “Masha Allah soo dhowoow mudane Madaxweyne Maxamed Farmaajo Xabiibul Malaayiin”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.