Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    May 9, 2025

    DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

    May 9, 2025

    DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    May 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

      May 9, 2025

      DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

      May 9, 2025

      Da’idda roobka gu’ga ee sannadkaan oo ka duwan saadaashii horay loo qabay.

      May 8, 2025

      DEG DEG Ciidamada Amaanka Baladweyne ayaa Goordhow toogtay Nin As Aha

      May 7, 2025

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025

      Turkiga oo hawadiisa u diiday dayuurad siday Madaxweynaha Israel

      May 5, 2025

      Heyadda WHO oo qarka u saaran in albaabada loo laabo

      May 3, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

      May 9, 2025

      DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Sidee ayaad u xaqiijin karta wararka lagu baahiyo baraha bulshada iyo sax ahaantooda?

    Sidee ayaad u xaqiijin karta wararka lagu baahiyo baraha bulshada iyo sax ahaantooda?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 11, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wax qarsoodi ah maaha in maanta, macluumaadka khaldan ee warbaahintu ay buuxiyaan baraha bulshada. Macluumaadkan khaldan ayaa ku badan mawduucyada qaarkood marka loo eego kuwa kale. Daraasaduhu waxay muujiyeen, tusaale ahaan, in saddex-meelood laba meel oo muuqaallada la xiriira ay ku jiraan macluumaad khaldan.

    waxaa jira sababo badan oo keenta in macluumaadka khaldani uu si degdeg ah u faafo. Sida laga soo xigtay cilmi-baarisyada qaarkood, waxay ku faaftaa si ka dhaqso badan xogta saxda ah, sababta oo ah in dadku aysan aad ugu mashquulin hubinta sax ahaanshaha.

    Marka laga hadlayo inaanan ku dhicin dabinka macluumaadka khaldan ee warbaahinta, talaabada ugu horeysa waa inaan ogaano khaladaadkeena bini’aadam ahaan, oo ay kamid tahay rabitaankeena degdega ah ee ah iyo inaan rumaysno waxa aan rabno.

    Daraasaduhu waxay muujiyeen inay jiraan xeelado badan oo fudud oo la taaban karo oo aan awoodno isla markaana ay tahay inaan baranno ka hor intaanan rumeysan sheekada.

    Xeeladahaas waxaa ka mid ah mid loo yaqaan habka SIFT. Waa hab uu sameeyay khabiir ku takhasusay dijitaalka, oo lagu magacaabo Mike Caulfield, wuxuuna ka kooban yahay afar tallaabo, kuwaas oo ay fududahay in la xasuusto.

    1- Joojinta arrintan

    Waxaa laga yaabaa in dhaq-dhaqaaqa yar uu yahay mid ka mid ah sifooyinka ugu xun ee nolosheenna casriga ah. Tani waxay sabab u tahay isticmaalka joogtada ah ee telefoonka, iyo baahida aan dhammaanayn ee shaqada. Tani waa sababta in badan oo inaga mida ay ugu wareersanyihiin adduunka xawaaraha ku socda.

    Marka aan online-ka joogno, waxa noo soo baxa qulqulo badan oo xawli ku socda, warar xamaasad leh iyo nuxur, kuwaas oo ina gelinaya fikir degdeg ah. Haddii aan rabno in aan la soconno macluumaadka khaldan ee warbaahinta, deg-degga maaha xalka ugu fiican

     

    Cilmi baaristu waxay muujisay in ku tiirsanaanta aaminaaddeena dhow ay u badan tahay inay ina habaabiso halkii aan ka gaabin lahayn oo aan ka fakari lahayn arrinta.

    Talaabada koowaad ee habka SIFT waxay jebisay isbeddelkan.

    2- Hubi isha

    Qoraalladu waxay ka soo baxaan boggaga warbaahinta bulshada mar walba, laakiin ma garanayno cidda sameysay. Waxa laga yaabaa in aan ognahay cidda u samaysay, laakiin weligeen maynaan eegin taariikhdiisa.

    Waa waqtigii la samayn lahaa. Yaa sameeyay qoraalkan? ka baar internetka. Raadinta internetka waxay noqon kartaa marin habaabin, hubi in goobta aad raadineyso ay tahay mid la isku halayn karo. Mid ka mid ah bogagga ay dadku raadiyaan waa Wikipedia. Ma ahan goob ku habboon, laakiin faa’iidada ay leedahay ayaa ah inay ka kooban tahay tiro aad u badan oo macluumaad ah oo ku saabsan shakhsiyaadka iyo ururrada caanka ah, oo ay ku jiraan arrimo la isku haysto oo iyaga ku saabsan.

    Warbaahin

    XIGASHADA SAWIRKA,EPA

    Qoraalka sawirka,Qodobada lagu xaqiijin karo xaqiiqada

    3- Raadi xogo wanaagsan

    Haddii aadan ku kalsoonayn isha kadib marxaladda labaad, waa inaad sii baartaa in isha wararka, goob wareed si fiican loo yaqaan, ay daabacday warka lafteeda oo aad xaqiijisatay.

    Waxaan aaminsanahay in Google uu yahay goob wax ku ool ah oo lagu raadinayo tan. Waxa kale oo jira Google News si loo raadiyo isha warbaahinta kale ee mawduuca.

    Laakiin mararka qaarkood waxaan door bidaa qaybta gaarka ah ee Google-ka xaqiiqa, kaas oo si gaar ah u baara goobaha xaqiiqa-baarista. Si aad arrinta u xaqiijiso, waa in aad sii raadisaa si aad u ogaatid in goobtaasi ay ka tirsan tahay Tilmaamaha shabkada hubinta ee caalamiga ah.

    Haddii aad rabto in aad xaqiijiso xaqiiqada sawir gaar ah, adeegso raadinta gadaale si aad u ogaato meel kale oo la mid ah sawirka uu ka soo bixi karo. Google ayaa bixisa adeegan, laakiin sidoo kale waxaan isticmaalaa goobaha TinEye iyo Yandex. Goobahan waxaa sidoo kale loo isticmaali karaa muuqaal.

    4- Raad raac warka halka ay wax ka jiraan iyo asal ahaantiisa

    Raadinta boggaga kale ee daabacay warka waxaa ka mid ah la socodka isha wararka. Laakiin raadinta halkan xoogaa way ka duwan tahay sababtoo ah waxaad rabtaa inaad gasho asalka sheekada iyo cidda abuurtay.

    Xitaa haddii ay kuu muuqato in warkaas lagu daabacay goob warbaahineed oo la isku halleyn karo, waxaa laga yaabaa in goobta aysan ahayn isha wararka. Waxaa laga yaabaa in laga soo min guuriyay goob kale. Inta badan waxay tilmaamaysaa isha, markaa haddii aad waydo tixraac, waa inaad adigu raadisaa.

    Ma eegaysid oo kaliya in warka sida loo daabacay uu run u yahay, laakiin waxaad doonaysaa inaad hubiso in aan laga saarin macnaha guud.

    Waxa laga yaabaa inay u ekaato inay adag tahay in la qaado dhammaan tillaabooyinkan, laakiin waxay kaa badbaadin kartaa ceeb oo kaa caawin karta inaad iska ilaaliso faafinta wararka been abuurka ah, kuwaas oo, xaaladaha ugu xun, u horseedi kara halis dhimasho.

    Maanta, qof kastaa wuxuu soo dhigi karaa eedeymaha baraha bulshada. Qof kasta ayaa dib u daabici kara oo si weyn ayaa loo yaqaan. Masuuliyaddu waxay ina saaran tahay qof kasta oo naga mid ah inuu xaqiijiyo kalsoonida lagu qabo waxa uu daabaco, waxa uu dib u daabaco, iyo waxa uu ku muujinayo sida uu ula dhacsan yahay gudaha Internetka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    YouTuber caan ah oo mar sheegay in dalal ay Soomaaliya ka mid tahay uu ceelal ka qodayo oo dacwado loo heysto

    September 23, 2024

    Sida taleefan lagu dhex dafay London muddo yar ka dib loogu arkay dalka Shiinaha

    September 7, 2024

    Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo la shaaciyay iyo arday badan oo…

    August 27, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    May 9, 2025

    DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

    May 9, 2025

    DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

    May 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.