Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

    June 9, 2025

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

      June 9, 2025

      DEG DEG: Dagaal culus ka socda deegaanka Ceel-hareeri

      June 8, 2025

      Waa sidee xaalada caawa ee deegaanka Ceel-hareeri.

      June 4, 2025

      Waa kuma wiilka geesiga ah oo isku dhigay gaari Qarax uu ku rarnaa dagaalkii maanta Ceel hareeri ka dhacay.

      June 4, 2025

      Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

      June 8, 2025

      Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

      June 8, 2025

      Trump oo loo ogolaaday in uu sharciga kala laabto 500,000 oo soo-galooti ah

      May 31, 2025

      Geeridooda oo la xaqiijiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa.

      May 30, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

      June 9, 2025

      Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

      June 8, 2025

      Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

      June 8, 2025

      DEG DEG: Dagaal culus ka socda deegaanka Ceel-hareeri

      June 8, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Sida ninkan bilyaneerka ah uu halmar ku noqday maxbuus jeel galaya muddo dheer

    Sida ninkan bilyaneerka ah uu halmar ku noqday maxbuus jeel galaya muddo dheer

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 30, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sam Bankman Freid oo lagu naanayso ‘boqorka Lacagta Cryptocurrencies,’ ayaa lagu helay danbi ah inuu xaday balaayiin doollar oo uu ka dhacay macaamiisha sarifka cryptocurrency ee shirkadiisa, FTX.

    Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa ku xukuntay 25 sano oo xarig ah, taasoo dacwad oogayashu ku tilmaameen mid ka mid ah khiyaanooyinkii maaliyadeed ee ka dhacay Maraykanka.

    Sidoo kale waxaa lagu qeexay burburkii ugu weynaa ee garaadka Silicon Valley, kaas oo ay la kulmeen dad caan ah oo ay ka mid ahaayeen Gisele. Bündchen iyo Tom Brady.

    Bishii Noofambar 7, 2022-kii ayuu Bankman Freid la kulmay bilowga burburka shirkaddiisa. Horraantii maalintaas ayaa baraha bulshada lagu muujiyey walaaca ku gadaaman dhaqaalaha Bankman ee safirka cryptocurrency, taasoo keentay in macaamiishu ay balaayiin dollar kala baxaan shirkadiisa.

    Wadahadal khadka ah, Bankman-Fried wuxuu la tashaday laba ka mid ah lataliyayaashiisa sare oo ku saabsan in hadalka khadka tooska ah ee isaga ka dhanka ah ay wax u dhimi karto sumcaddiisa.

    Kuwani waxay ahaayeen nooca xisaabaadka Bankman-Fried uu samaynayey sannado badan, isla’egyada degdega ah ee asxaabtiisu ay sheegeen inuu u isticmaalay xaalad kasta sida qiimeynta ganacsiga khatarta ah.

    Hal mar, habkani wuxuu u muuqday inuu shaqeynayo, iyo sida wiilka yaabka leh ee cryptocurrency, Bankman Fried, uu ku noqday taajir ka dhaqso badan qof kasta oo kale taariikhda, isagoo ururiyay qiyaastii $ 26 bilyan oo doollar.

    Qoraal lagu daabacay barta X oo ay sii daayeen kuwa la tartamaya Bankman Fried ayaa sababtay in shirkadda ay lumiso balaayiin doollar wax ka yar shan maalmood, waxaana u sii dheer in ka badan 8 bilyan oo doollar oo dhaqaalaha macaamiisha ah, taasoo keentay in shirkaddu ay kacdo.

    Shan asbuuc ka dib, dacwad oogayaasha Manhattan waxay ku soo oogeen Bankman Fried dambiyo maaliyadeed oo dhowr ah oo ay ka mid yihiin khiyaanada siliga, khiyaanada amniga, iyo lacagaha sida sharci darrada ah loo maamulay.

    Muddo afar toddobaad ah oo tijaabo ah, waxaa soo baxay laba sheeko oo iska soo horjeeda. Mid ka mid ah, Bankman wuxuu ahaa mid ku guulaystay.

    Bankman-Fried, wuxuu lunsaday balaayiin doollar oo maal-gelineed oo ay leeyihiin macaamiishiisa , isaga oo ku xisaabtamaya suurtogalnimada in aan waligiis dacwad lagu soo oogin.

    Ninkan kama labalabayn arrintan, wuxuu damcay inuu taajir noqdo, laakiin sida uu sheegayo wuxuu rabay inuu ururiyo dhammaan lacagaas oo ka dhigo kuwa uu yabooh ahaan u bixiyo.

    Sida uu ugu dhashay fikirkan ganacsi

    Bankman

    XIGASHADA SAWIRKA,TRUSTNODES

    Qoraalka sawirka,Bankman Freid oo dhinac fadhiya Ra’iisul wasaarihii hore ee Britain Tony Blair iyo madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton

    Bankman-Fried wuxuu ahaa ilmo aan caadi ahayn, oo ay dhaleen waalidiin heer sare ah, oo ku tiirsan siyaasadda.

    Markii uu Bankman-Fried arday ka ahaa Machadka Tijnoolayida ee Massachusetts ‘MIT’, waxa uu aaday muxaadaro uu bixinayay Will MacAskill, oo ah xeeldheere shahaada PhD ka qaatay Jaamacadda Oxford, kaas oo ardayda baraya falsafada isticmaalka xisaabta si uu u ogaado sida dadku uga fiicnaan karaan samafalkooda.

    “Si aad uga faa’iideysato, waa inaad gashataa caqligaagga shirkad faa’iido leh oo aad ku deeqdo inta badan mushaharkaaga sababo muhiim ah,” McCaskill ayaa u sheegay Fried.

    Bankman,wuxuu ku qancay fikraddaas, sanadkii 2014-kiina wuxuu ka shaqeeyay shirkada Jane Street ee ganacsi, waxaana la sheegay inuu ku deeqay kala bar dakhligiisa si uu u taageero arrimo wanaagsan.

    Saddex sano ka dib, Bankman-Fried wuxuu saameyey shirkad ka dhigi karta mid hodan ah isagoo aan adeeegsnayn ganacsigii qadiimka ahaa.

    Markii da’diisu ahay d 25 sano jir, wuxuu aasaasay Alameda shirkad maalgashi cryptocurrency ah, ka dib markii uu ogaaday in qiimaha Bitcoin uu si weyn u kala duwan yahay dalal kala duwan, saddex toddobaad gudahood, shirkaddu waxay kasbatay ugu yaraan $ 20 milyan.

    Sanadkii 2019-kii , Bankman wuxuu aasaasay FTX, ka dibna Hong Kong isweydaarsiga cryptocurrency ee maalgashadayaasha caalamiga ah, sida Elizabeth Holmes, mid ka mid ah bilyaneerada Silicon Valley.

    Bankman wuxuu awooday inuu ku qanciyo maalgashadayaasha shirkaddiisa iyo kalsoonideeda.

     

    BILYANEERKII MAXBUUSKA NOQONAYA

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Qoraalka sawirka,Saaxiibtiisii hore, Caroline Ellison, waxay ahayd markhaati furaha ah ee dacwad oogista isaga ka dhanka ah

    Bilo gudahood, mugga ganacsiga maalinlaha ah ee FTX waxa uu gaadhay $300 milyan, 2021-kiina wuxuu soo galay liiska sanadlaha ah ee Forbes, dadka ugu qanisan Maraykankan kaas oo leh hanti dhan 22.5 bilyan oo dollar.

    Guulaha cajiibka ee uu gaaran ninkan waxaa qaarkood loo nisbeeyey inay ugu wacan yihiin awooddiisa na caadiga ahayn ee u bareerida khataraha joogtada ah.

    “Wuxuu halis geliyey wax walba,” saaxiibtiis hore iyo maamulihii hore ee Alameda Research, Carolyn Ellison, ayaa sidaas tiri iaydoo ka hadlaysay tijaabooyinkii bilowgha ahaa.

    Shaqaale hore oo FTX u shaqayn jiray ayaa BBC u sheegay “in Bankman uu yahay mid na habaysnayn, mar kastana waxa uu xirtaa surwaal gaaban, ur xun, oo kabo la’aan ayuu ku wareegay xafiiska.”

    Laakiin Natalie Tian, oo maamusha xiriirka dadweynaha iyo ajendaha Bankman ee FTX in ka badan laba sano, ayaa sheegay in uu lahaa shakhsiyad soo jiidasho leh.

    Waxay u sheegtay BBC: “Waan ku kalsoonahay isaga 100%, ilaa heer ay mararka qaar awoodi waydo inaan dhiibto fikradayada.”

    “Sheekada Fried waxay ahayd sheeko weyn, qof kastaa wuu jeclaa, xubnaha Congress-ka way jeclaayeen, maal-qabeennada ganacsiga way jecel yihiin, bangiyada ayaa jecel,” ayey sheegtay Fu.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025

    Trump oo loo ogolaaday in uu sharciga kala laabto 500,000 oo soo-galooti ah

    May 31, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

    June 9, 2025

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.