Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    By radiohalgan.comMarch 19, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Khuurada ayaa wax u dhinta maskaxda iyo jirka qofka ag jiifta qof khuurinaya. Sidoo kale guurka ayay burburisaa.

    β€œWaxaan qosol ka sameeyaa khuurada ninkeyga aniga oo kula kaftama qoyskeyga iyo saaxiibadeey. Laakin xaqiiqada ayaa ah inaan aad u dhibanahay,” Sidaas waxaa tiri Arunika Selvam oo ah 45 jir u dhalatay Singapore oo xaas u ah nin qaba.

    β€œMuddo afar sano ah waxaan dhinac jiifay odeygayga oo si aan loo dulqaadan Karin u khuuriya, aniga oo ku walwalsan sida uu u xanaaqi doono hadii aan u shego dhibka aan ku qabo,” ayay tiri hooyadaan haysata labada caruurta ah.

    Khuurada ninkeeda ayaa waxay xalaad xun galisay xiriirka labadooda ka dhaxeeya, iyada oo sidoo kale hoos u dhigtay Tayada hurdada ee seygeeda, in kasta oo ay is leedahay waad iskala noolaan kartaa khuuradaan.

    β€œWuxuu bilaabay inuu soo tooso habeenkii. Si wanaagsana habeenkii uma seexdo sidaas daraadeed subaxii jawigiisu ma fiicnaado,” ayay u sheegtay BBC da.

    Isaga kalishiis ma ahan cidda habeenkii ay hurdo la’aantu ku dhacdo. Iyada ayaa sidoo kale habeenkii aan si wanaagsan u seexan maadaama uu seygeedu aad u khuuriyo. Waxay sheegtay in ay ku adkaato in shaqadeeda ay caadi u gudato maadama hurdada habeenkii ay aad ugu adkaatay.

    Inkasta oo khuuradu ay tahay dhibaato ka dhex jirta dadka is qaba ayaan hadana si wayn looga doodin dhibaatada ka dhalata.

    Khubarada ka faalooda xiriirada caafimaadka qaba ayaa sheegaya in saameynta xu nee ka dhalata khuurada ee saameysa xiriirka ay tahay mid aad u sareysa oo ay la kulmayaan labada qof ee wada nool, sidaas daraadedna ay tahay in laga wada hadl arrintaan si furana looga dodo.

    Lamaane

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Khuurada badan

    Khuurada ayaa waxaa la xiriiriyaa xaalad caafimaad oo ah in qofka ay xiranto sanqaroorku markii uu jiifto. Xaalad xirmashada sanqaroorka ah ayaa la sheegay in ay bilaabato markii qofka ay neeftu hora yuga soo bixiso kadibna ay mar kale bilaabato socoshada neefta.

    Xaaladdaan ayaa waxaa sababa ayaa la sheegay in ay sababto kadib markii ay dabcaan sidoo kalana ay qafiif noqdaan darbiyada neefmareenka, taas oo waxyeelo u gaysata nidaamka caadig ah ee neefsadasha, sababtana in oksajiintu ku yaraato.

    Dr. Ramamurthy Sathyamurthy, oo ku taqasusay neefmareenka macalin na ka ah jaamacadda Cook University Hospital ee tuaalla dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in xaaladda xiran sanqaroorka ay ka sii darto markii muddo la joogaba.

    Sida uu sheegay dhaqtarku, xaalad caafimaad ayaa dhibaato taban oo ku keenta caafimaadka qofka khuuriya iyo sidoo kale xaalad caafimaad oo maskaxiyan iyo jir ahaanba ah oo ku timaada lamaanaha qodka khuuriya.

    Khuuro

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Caalamadaha xanuunkaan khuurada sababa

    Caalamadaha lagu garto in aad leedahay khuuradaan ay sababto xaaladda caafimaad ayaa waxa la sheegay in ay ka mid yihiin joojinta iyo dib u bilaabista neefsashada iyo soo kicitaanka dagdaga ah iyada oo neeftu kugu dhagan tahay.

    Madax xanuunka malainkii ah, daal badan, in aad waxba diiradda saari waydo, hilmaanka badan iyo jawiga oo kugu xumaada ayaa ka mid ah waxyaabaha sidoo kale la sheegay inaad ku garan karto.

    Maxaa xal u ah?

    Mid ka mid ah waxyaabaha loogahortagi karo khuurada iyo xaaladda caafimaad ee sababta ayaa ah in aad badasho qaabka aad u nooshahay.

    Inaad cayilka iska rido, joojinta cabista sigaarka iyo waxyaalaha lamidka ah iyo joojinta isticmaalka aalkolada ayaa ka mid noqon kara waxyaabaha xalka noqon kara.

    Balse dadka qaar oo isticmaala mashiin sanka la gashto xilliga ay jiifanayaan oo loogu talagalay in uu nefta socod siiyo ayaa laga yaaba in uu lagama maar,aan noqdo mararka qaar.

    Mashiinkaan ayaa mararka qaar noqoda mid wata afsaab la galiyo sank aiyo afkaba waxa uuna ka hortagaa neef qabatoonka xilliga jiifka.

    Xaaska haweeneyda la hashaya BBC da ayaa sheegtay in odeygeedu bilaabay jimicsi si uu isaga rido miisaanka ugana soo kabto xaaladdaan caafimaad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    DEG DEG: Sacuudiga oo ku dhowaaqay maalinta ugu horreysa ee bisha Ramadaan

    March 10, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.