Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sida Facebook iyo TikTok khatar u gelin karaan soonkaaga, iyo waxyaabaha ay tahay in aad ka fogaatid

    Sida Facebook iyo TikTok khatar u gelin karaan soonkaaga, iyo waxyaabaha ay tahay in aad ka fogaatid

    By radiohalgan.comMarch 13, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tobankii sano ee u dambeeyay dunidu way isbedeshay, gaar ahaan dhinaca farsamada, waxaana wakhtigan horumarkani keenay in inta badan dadka dunida ku nool ay helaan moobil casri ah oo lagu adeegsado internet-ka.

    Waxay tani horseeday, dunida maanta uu isticmaalka baraha bulshada noqdo qayb ka mid ah nolol maalmeedka. Baraha bulshadu ku wada xiriirto ayaa noqday waxyaalaha aynu ku samayno hawlo badan oo nolosha ah iyo nooca adeegsigu nolosheena saameeya.

    Saamaynta ay goobahaasi ku leeyihiin nolosheenna awgeed, waxa loo baahan yahay in la go’aamiyo sida looga faa’iidaysan karo soonka Ramadaanta si looga fogaado caasinnimada Ilaahay iyo dembiyada waxyeeleyn kara soonkeenna.

    Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan, waa Imaamka masjidka Cumar Bin Khadaab ee Muqdisho. Waxa uu BBC Somali u faahfaahiyay siyaabaha ay tahay in dadka muslimiinta ah ee isticmaala baraha bulshada inay u dhaqmaan inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

    Sheekh Cabdixayi waxa uu sheegay in micnaha soonka uu yahay in laga fogaado wax kasta oo qofka u horseedaya gaf iyo aflagaado.

    β€œXitaa haddii qofka is xajin jiray ka hor inta uusan soomin, waa in uu ku dadaalaa xilliga soonka si uusan ugu dhicin fitno, balaayo ama dembi,” ayuu yiri Sheekh Cabdixayi.

    Waxyaalaha uu Sheekh Cabdixayi ku taliyay inay dadka Soomaalida ee sooman iska ilaaliyaan waxaa ka mid ah.

    • β€’ Daawashada muusiga iyo qoob ka ciyaarka
    • β€’ Fiirinta qaawanaanta dumarka
    • β€’ Samaynta faallooyin aan faa’iido lahayn
    • β€’ Faafinta iyo daabacaada war been abuur ah
    • β€’ Daawashada filimada iyo sawirada

    Sheekh Cabdixayi waxa uu yiri β€œWaa nasiib darro haddii aad Youtube-ka gasho oo aad aragto waxyaabo lagu dembaabi karo, qofka muslimka ah ee sooman yaanu daawan waxaas.”

    “Waxyaabaha lagu sameeyo TikTok, waa inaan ka taxadarnaa, waxyaabaha qaar xitaa haddii aad aragto, waxaa khatar ah inay baabi’iso ajarkaaga soonka,” ayuu yiri Sheekh Cabdixayi, Imaamka Masjidka Cumar bin khadaab.

    Waxa uu sheegay in dadka sooman ay ka fogaadaan adeegsiga TikTok,Instagram-ka iyo Youtube-ka hadii aysan u adeegsanaynin wax diin ahaan anfacaya ama waxbarasho,hadii ay rabaanna in soonka uu u hagaagsanaado.

    Sheekh Cabdixayi waxa uu sheegay in soonku uusan ahayn afka oo la xakameeyo iyo cuntada oo laga dhowrsado oo keliya, laakiin in sidoo kale loo baahan yahay la dhowro dhegaha, indhaha, sanka si la mid ah cunista, cabbitaanka iyo la macaamilka waxyaabaha xaaraanta ah.

    Waxa uu dadku sooman kula taliyay inay ku dedaalaan akhrinta Qur’aanka iyo dhegeysiga taraawiixda, tahajudka, iyo inay ducada bartaan oo ay si wanaagsan uga faa’iideystaan telfoonada gacanta iyo internetka ay isticmaalaan.

    “Haddii arrimahan la sameeyo, waxay gacan ka geysan doonaan ilaalinta soonkaaga iyo ka fogaashiyaha danuunta,” ayuu yiri Sheekh Cabdixayi.

    Maxaa la sameeyaa si aad ajar badan uga hesho baraha bulshada xilliga soonka

    Baraha Bulshada

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Qoraalka sawirka,Baraha Bulshada

    Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan ayaa sheegay in barahan casriga ah ee isgaarsiineed ay waqti ku luminayaan dadka muslimiinta ah oo laga hor istaagayo akhrinta Qur’aanka kariimka, digriga iyo ducada iyo dhageysiga muxaadarooyinka.

    Sidaas darteed ayuu sheegay in ay jiraan waxyaabo ay waajib tahay in dadka muslimiinta ah ay sameeyaan ama ay faafiyaan xilliga soonka si ay ajar badan u helaan bisha barakeysan. Waxyaalaha uu Sheekhu sheegay in ay dadka muslimiinta ahi ku badan yihiin xilliga soonka waxa ka mid ah.

    β€’ Faafi tafsiir Qur’aanka: Wuxuu yiri meel kasta oo tafsiir lagu sameeyo dadka waa in ay u gudbiyaan muslimiinta kale.

    β€’ Faafi akhrinta Qur’aanka: Wuxuu sheegay in Muslimiintu ay inta badan u diraan qaraabadooda si ay u akhriyaan ama u akhriyaan bogagga Al-Qur’aanka.

    β€’ Daawo oo sii faafi waxyaalaha wanaagsan, kana fogow daawashada waxyaabaha xun xun

    Imaamka Masjidka Cumar Bin Khadaab ayaa sheegay in sidoo kale saxaafadu ay ku leedahay kaalinteeda xiliyada soonka, gaar ahaan in ay culimada ugu yeeraan in ay khudbad ama fatwo ka jeediyaan wax yaabaha soonka afura, ajarka soonkana badiya, isaga oo sheegay in ay fadliga badan leeyihiin.

    Oogidda salaadaha Taraawiixda iyo Tahajudka, iyo barnaamijyo ka hadlaya muhimadda ay leedahay quudinta iyo u gargaaridda masaakiinta.

    Waxa kale oo uu sheegay in dowladaha lagu dhiiri-galiyo inay dadka u fududayso iyo siyaabaha ay ganacsatadu u horumarin lahaayeen ganacsigooda, isla markaana ay u fududayn lahaayeen dadka danyarta ah iibsiga, isagoo ugu baaqay dadka wax haysta inay u gurmadaan dadka tabaalaysan iyo kuwa kale.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.