Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sida dalkan hadda uun soo saaray shidaalka uu ku noqday maalin taajir nolosha dadkiisu na isubedeshay

    Sida dalkan hadda uun soo saaray shidaalka uu ku noqday maalin taajir nolosha dadkiisu na isubedeshay

    By radiohalgan.comFebruary 20, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shiv iyo walaalaha Hemant, waxay ahayeen 19 sano jir iyo 16 sanno jir markay Guyana ka tageen aadeenna Canada 1982dii.

    Markaas waxay ka tageen midka mida wadamada uga faqiirsan adduunka, iyagoo talaabo raacaya kumanaan dhallinyaro ah oo nolol wanaagsan raadinaya.

    Waqooyiga Ameerika, waxay taageereen qoysaskooda door muhiim ahna ka ciyaareen noloshooda waxayna sameeyeen xirfad ayku ganacsadaan dhismaha guryaha iyo qaybta maalgelinta. Sanadkii 2021, oo ku beegan markii ay 39 sanno ka hor ka tageen Guyana isla jidkii ayay dib usoo qaaden iyagoo guryo noqod ah.

    β€œWaxay ahayd wakthigii aan dib u noqon lahayn”, Shiv Misir, ooh adda 60 sanno jir ah, ayuu BBC-da u sheegay.

    Walaalahan waxaa soo jiitay, balaayiinta doolar ee betroolka laga helayo kuwaas shidaaliyay dhaqaalaha Guyana sanadahii lasoo dhaafay. Waxay caasimadda Goergetown ka sameeyeen shirkad ka shaqaysa guryaha qaaliga ah kireyntooda iyo iibintooda

    Shiv iyo Hemant waxay labadoodaba metalayaan dabaqadda cusub ee dhexe soo baxay (ama kusoo noqday) dalka sannadahii lasoo dhaafay illaa markii la bilaabay soo saarista saliidda wadanka gudahiisa ah.

    Illaa 2019-kii, soosaaristaasi waxay beddeshay wadankan horey u gumeysanjiray Ingiriisku waxuu a ka dhigay mid ka mida wadamada ugu dheereeya kooriinka dhaqaalaha ee adduunka

    Shiv Misir, 60 jir dalka Guyana dib ugusoo noqday

    XIGASHADA SAWIRKA,LEANDRO PRAZERES / BBC NEWS BRASIL

    Isbeddelka dhaqaale ee degdega ah ee ku yimid Guyana

    Guyana waa wadan dhaca waqooyiga Koonfurta Ameerika, waxayna u dhexeysa Suriname iyo Venezuela.

    Waxaa ku nool in ka badan 80,000 qof Waxay ka xorowday Baqortooyda Ingiriiska 1966.

    2015, shirkadda shidaal qodiska ee Axxon Mobil, ayaa sheegtay in ay heshay ceelal shidaal ceegaago oo ku yaala xeebaha wadanka.

    Sanadahii xigaynga dalad ayku midaysanyahiin Axxon Mobil, American Hess, iyo shirkadda China laga leeyahay ee CNOOC ayaa qoday ceelasha kuyaas oo dheraran in ka badan 200km oo xeebaha Guyana ah.

    Maanta, keydka shidaal ee wadanku waxuu gaadhayaa qiyaastii 11 Bilyan oo foostooyin shidaal ah, laakiin qiyaasiyahii u danbeeyay waxay tilmaamayaan in cabirkani gaadhi karo 17 Bilyan.

    Tani waxay ka badnaan doonaa keydka la hubo ee saliidda Brazil, taas oo lagu qiyaasay 14 bilyan oo foosto.

    Illaa iyo 2019-kii dhaqaalaha Guyana waxuu ku tiirsanaa waxsoosaarka beeraha, dahabka, qodista dheeman, iyo jarista geedaha, sanadkaas marka laga bilaabo dakhliga shidaalku waxuu bilaabay in uu xoojiyo wax soo saarka gudaha ee wadanka.

    Sanadkii 2020, Wasiirka Dhaqaalaha ee Brazil, Paulo Guedes, ayaa barbardhigay wadanka mid kamida caasimadaha Dowladda Imaaraadka Carabta taas oo u tusaale u noqotay hantida saliidda laga sameeyay.

    β€œWaa Dubai-da cusub ee gobolka” ayuu yidhi Guedes. Waxyaabahaas oo dhana Guyana waxay ka dhigtay mid indho badan soojiidata. Waa sida in dalku ku guuleystay Lottery.

    Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa qiyaastay in mudadii u dhexeysay 2019 iyo 2023 wax soosaarka gudaha ee Guyana uu ka teggay 5.17 Bilyan oo Dollar noqdayna 14.7 Bilyan oo dollar koorin boqolkii 184% ah.

    Keliya sanadkii 2022 koriinka dhaqaalaha gudahahu waxuu sare u kacay 62%

    Β 
    Sanadahii lasoo dhaafay sare-u-kaca dhaqaalaha Guyana waxuu noqday midka ugu xawaaraha badan caalamka

    XIGASHADA SAWIRKA,LEANDRO PRAZERES / BBC NEWS BRAZIL

    Qoraalka sawirka,Shirkad Shiinaha laga leeyahay oo hirgelinaysa dhisme noqon doona hoteel oo Maraykanka laga leeyahay oo ku yaala Georgetown

    Sida shidaalku uga dhigay Dubai-da cusub ee gobolka

    Waxaa kale oo jira tusaaleyaal kale oo muujinaya sida degdegga ah ee ay saliidda qani ugu noqonayso Guyana.

    Wadanku waxuu soo jiitay shirkado badan oo ka kala yimid daafaha caalamka kuwaas oo raadinaya qandaraasyo is ay u hirgeliyaan dhismayaasha wadanku baahnaa tobanleyaal sanno.

    Tirooyinka rasmiga ah ee dowladdu u qorshaysay dhismayaasha waa $187 malyan, sida mashaariicda wadoooyinka iyo dekada sannadkii koobaad ee saliida lagasoo saaray wadanka.

    Sanadkii 2023-da tiradaase waxay gaadhay $650 milyan waana koriin 247% ah.

    β€œHalkaan waxaan ku noolaa, muddo labo sanno ah. Marwalba oo aan dalka dibadda uga safro, waxaan ku baraarugaa isbeddel dhacay [dhanka horumarka],” ayay tidhi Diletta Doretti oo Bangiga Adduunka u joogta Guyana.

    Iyadoo sii wadata, β€œDhismayaal badan ayaa la dhisay, wadooyin cusub iyo huteelo. Waxaana jira tiro badan oo ganacsiyo ah oo wadanka imanaya.”

    Qulqulka kheyraadkan qiyaas la’aanta ahi waxuu keenay in wadanku noqdo fagaare dhisme oo adduunka ah.

    Ganacsade Richard Sing waxuu ii baabuurta loosoo dhoofiyay wadanka caasimadda Goergetown.

    Waxuu jecelyahay baabuurta iyo tiknooloojiga illaa carruurnimadiisii, waxuuna hadda iibiyaa baabuurta lasoo isticmaalay kuwaas lagasoo dhoofiyay dalalka lamidka ah Japan, baabuurtaas oo Guyana haddeer aad loogu dhex wato.

    Siduu sheegaayo, marka laga tago lacagta badan ee laga faaiiday saliidda, dadka dabaqadda sare ee wadanka wax wali doorbidaan iibsiga baabuurta lasoo isticmaalay, sababtoo ah baabuurta aan isticmaalin ee aan halmar lug rogin canshuurtoodu waa kuwo qaali ah.

    Wadankuna waxuusan wali haysan meelo baabuurta lagu hagaajiyo iibsiga baabuurta cusub oo aan loo haynin meelo lagu hagaajiyo waxay joojiyeen haysadka baabuurtaas cusub.

    β€œMarar badan waxaan arkay sheekooyin ku saabsan Dubai, sagaashameeyadii haddaad halkaas aado, waxay ahayd uun saxare iyo caro. Hadda xiitaa aqoonsan maysid.” Ayuu yidhi isagoo isbarbadhigaya xaalka maanta Guyana iyo Dubai.

    β€œWaxaan rejaynaayaa in ay dadku ku hamiyaan 20 sanno kadib in ay dib u eegaan Guyana oo ay dhahaan, β€œMa aamini karo in ay taasi ahayd Guyana” waxaan rejaynayaa in taasina ka dhacdo halkaan.

    Sawir muujinaya ganacsadaha oo dhex taagan xarun baabuurta lagu iibiyo

    XIGASHADA SAWIRKA,LEANDRO PRAZERES / BBC NEWS BRAZIL

    Qoraalka sawirka,Ganacsade Richard Singh waxuu baabuurta celiska ah ku iibiyaa gudaha Goergetown
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.