Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sida aad ku heli kartid baasaboorka cusub ee Faransiiska iyo sharuudaha kaa xiga

    Sida aad ku heli kartid baasaboorka cusub ee Faransiiska iyo sharuudaha kaa xiga

    By radiohalgan.comFebruary 26, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga.

    Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay kusoo jeedato dadka leh xirfadaha shaqo iyo dadka dhaqaalaha leh ee maalgashiga sameyn kara ayaa albaabka u furaya in dadka soo-galootiga ah ay ku yimaadaan dalkaas hab fudud oo sharci ah, oo ay ku heli karaan baasaboor shaqo iyo degenaasho muddo afar sano dhan.

    Laakiin dadka doonaya inay ka faa’iideystaan qorshaha Baasaboorka shaqo ee Faransiiska waa inay marka hore ba buuxiyaan sharuudo dhowr ah oo ka horreeya.

    Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inay doonayaan inay qorshahan ku xoojiyo dhaqaalaha wadanka Faransiiska waxuu bilaabay qorshe dadyowga xirfadda sare leh loogu ogolaanaayo in ay helaan fursad ay kaga shaqaysan karaan uguna noolaan karaan wadanka Faransiiska.

    Qorshahan iyo baasaboorka shaqo waxuu fursad siinayaa ganacsatada, dadka fanka ka shaqeeya iyo saynisyahannada, iyo xitaa dadka kale ee leh xirfada shaqo. Mudo afar sanno ah ayuuna qofka ajanabiga ah ee xirfadlaha ahi ku noolaan karaa dalkaan.

    Tan iyo markii qorshahaan laga bilaabay dalka Faransiiska sanadkii 2017, waxaa la kordhiyay dadka ajaanibta ah ee ka shaqaysan kara gudaha dalka kuwaas oo lagu daro maalgashadayaasha iyo shaqaalaha mushaarka badan qaata.

    Dadyowga aan u dhalan Yurub ayaa codsan kara barnaamijkaan waxuuna qofka ku guuleysta helayaa fursad uu wadanka ku joogo kaga shaqaysto reerkiisana ku keensado. Sidoo kalena qofka ku guuleysta ayay xaaskiisa iyo carruurtiisa da’da 18-ka gaadhay ku helayaan ogolaansho shaqo iyo joogitaanka wadanka ahba.

    ‘Waxay kuu ogolaanaysaa inaad ka shaqeyso ama ganacsi ka samaysato Faransiiska’

    Baasaboorka Shaqada wuxuu u adeegaa sidii ogolaansho shaqo oo kuu sahlaysa inaad shaqo raadsato, u shaqeysato si madax-banaani, ama ganacsi u samayn lahayd si la mid ah muwaadin kasta oo Faransiis ah ama u dhashay Midowga Yurub oo ku sugan Faransiiska.

    Inta badan, uma baahnid heshiis shaqo ama shaqo ku sugaysa.

    Ka qaybqaadashada mashruuc dhaqaale oo cusub oo ay aqoonsan tahay hay’ad dawladeed oo qofku cadeeyay in uu ku rabo in uu hormariyo faransiiska ayaa sidoo kale qof u saamaxi karta heli taanta degenaanshaha afarta sanno ah.

    Nooc walba oo deggenaan ah oo aa hesho waad sii cusboonaysiisan kartaa afarta sanno markay dhammaato adiga reerkaagaba tani waxay ka dhigantahay in ay tahay wadada ugu fudud ee degganaansho rasmi ah aad kaga heli karto Faransiiska.

    Haddaba yaa u qalma baasaboorka xirfadda Faransiiska?

    Baasaboorka xirfadda ee Faransiiska waxaa heli kara dadka aan u dhalan Midowga Yurub kuwaas oo ay u badan tahay in ay wax badan kusoo kordhin karaan awoodda dhaqan dhaqaale ee wadanka. Waa dad si toos ah iyo si dadbanba saameyn mug leh ugu yeelan kara koritaanka dhaqaalaha wadanka, horumarka dhaqanka, sayniska iyo ciyaraaha.

    Dadkaas oo adeegsanaya xirfadooda, waayo-aragnimadooda iyo kartidooda Eebbe bixida ah.

    Waxaa sidoo kale ku jira dadka leh aqoonta sare sida cilmi-baareyaasha haysta shahaadada Master-ka, fanaaniinta, jilayaasha, suugaanyahanada, iyo dadka akaadeemiyada waxbarashada qaybaha ka ah.

    Aasaasayaasha ganacsiyada iyo daneeyayaasha maalgashanaya ugu yaraan 30,000 oo Yuuro ayaa iyagana codsan kara.

    Madaxweynaha France Macron ayaa ku doonaya qorshan in uu ku xoojiyo dhaqaalaha dalkiisa

    XIGASHADA SAWIRKA,EPA

    Qoraalka sawirka,Madaxweynaha France Macron ayaa ku doonaya qorshan in uu ku xoojiyo dhaqaalaha dalkiisa

    Malagaaga baahanyahay in aad Faransiis ku hadasho si’aad u hesho deggenaanshaha?

    Faransiiska ayaa dhawaan keenay xeerar adag oo ku aadan dadka deggenaanshaha raba ah, kuwaas oo soo jeedinaya in qofku luuqadda si fiican u yaqaanno.

    Dadka deggan Faransiiska iyo kuwa dalbanaya sannadaha degganaanshaha ayaa loo dalacsiiyay in ay caddeeyaan in ay ugu yaraan jajabsan karaan luuqadda.

    Laakiin waxaa jira war wanaagsan oo ah haddii aad hadda uun baranayso luuqadda waxaa laga saaray dadka baasaboorka hibadda codsanaya in aan lagu xujeyn bilowga.

    Si’aad u bilowdo haddaba dalbashada waa in aad haysato Baasaboor,sadex sawir oo dalbadaha, heshiis shaqo, caddeyn daboolidda baahidaada caafimaad intaad joogayso Faransiiska oo qiimaheeddu dhan yahay 30,000 Yuuro.

    Caddeyn ah in aad fiisahaaga soo gelitaanka bixisay. Codsigu waxuu qaataa illaa 12 toddobaad qiimahiisa lacageed oo dhana waxuu ku kacayaa 225 Yuuro.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.