Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo lagu ansixiyay Hindise dowladda Soomaaliya kasoo shaqeysay

    Shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo lagu ansixiyay Hindise dowladda Soomaaliya kasoo shaqeysay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 31, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email
    Qaraar ay kasoo shaqeysay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay iskaashi kala sameysay in ka badan 20 dowladood ayaa lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Swistzerland.

    Hindisahaan lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadla Aduunka ayaa ku baaqaya in wadamada caalamka iney si weyn u dhimaan dhimashada hooyada iyo dhallaanka.

    Waxaa la sheegay in guud ahaan Caalamka sanad walba ay ku dhintaan haween gaaraya 287,000 xiliyada ay Uurka leeyihiin iyo dhalmada, waxaana sidoo kale la xaqiijiyay in sanad walba ay dhintaan 4 Milyan yo 900 oo kun oo ah dhalaan da’doodu ka yartahay 5 sano.

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay meelaha ugu badan oo sanad walba ay ku dhintaan hooyada iyo dhalaanka, islamarkaana haatan ay qorsheynayaan sidii loo yareyn lahaa waxyaabaha sababa.

    “Soomaaliya ayaa kunkii canug ee da’doodu ka yartahay 5 sano waxaa sannakdii dhinta 106 caruur ah, halka dhimashada hooyada Soomaaliya ay tahay boqolkii kun hooyooyinka xiliyada uurka iyo dhalmada, waxaana gudaha Soomaaliya sanadkiiba ku dhintaan 621 hooyooyin Soomaaliyeed ah” ayuu yiri Wasiirka Cali Xaaji Xasan.

    Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in qaraarkan ay Soomaaliya rajo weyn ka qabto inuu hoos u dhigi doono tirada dhimashada hooyada iyo dhallaanka.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.