Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Shir Madaxeedka Midowga Africa ayaa gacanta la’iskula tagay kadib markii ay dawladda

    Daawo:- Shir Madaxeedka Midowga Africa ayaa gacanta la’iskula tagay kadib markii ay dawladda

    By radiohalgan.comFebruary 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shir Madaxeedka Midowga Africa ayaa gacanta la’iskula tagay kadib markii ay dawladda Ethiopia oo marti-gelinaysa ay ku guul-dareysatay hab-agaasinka, iyo marti-soorka madaxda midowga Africa.

    Video-Clip laga soo qaaday xarunta midowga Africa ayaa muujinaya buuq, fawdo iyo gacan ka hadal dhex-marayey wafuudda qaar ee ka qayb-galaya shirka, taasi oo muujinaysa habacsanaanta iyo fashilka ay wajahayso Xukuumadda Addis ababa.

    Warbaahinta Gudaha Itoobiya(Amaharic News Agency) ayaa sheegtay in shirka Midowga Africa intiii uu socday ay rabshada ka dhaceeen halka falanqeeye Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo,
    AndargachewTse uu ku sifeeyey sanadkaan in uu Itoobiya uu yahay sanad uga xun si guud, si gaar ah habka maamulka Shir Madaxeedka Midowga Africa 2024.

    “Sanadka 2024 waxaa lagu xasuusan doonaa in uu yahay sanadka nasiib xumada, sumcad-dilka iyo is-bahdilka haddii si kale loo dhigana waa dhaawac gaaray taariikhda xiriirka ee ay Itoobiya la leedahay caalamka”, sidaa waxaa yiri AndargachewTse

    AndargachewTse wuxuu sheegay in dawladda Itoobiya ee uu hogaamiyo Abiy Ahmed uu fashilkiisa aan looga horeyn kadib markii uu heshiis is-afgarad ah uu la saxiixday gobal kamida Soomaaliya sannadka cusub bilowgiisa.

    AndargachewTse wuxuu sheegay in Madaxweynaha dawlada Federalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ka baxsaday dabin lala damacsanaaa, uuna fariinta dawladiisa ka jeediyay madasha midowga Africa, wuxuuna ku tilmaamay fursad uu Madaxweynaha kaga faa’ideystay ka sakow in car-qalad uu la kulmay ka hor inta uusan gaarin xarunta shirka.

    Meertada 37-aad ee Midowga Africa ayaa waxa uga muhiimsan ee uu xal u raadinayey oo shirkiisa ku saabsanaa waxa uu ahaa xalinta colaada ka jirta dalka Africa, Xiisada Somaliya iyo Itoobiya, Sudan, Congo, iyo kuwa kale.

    Dejazmach oo isna u dhashay Itoobiya ahna falan-qeeye ayaa Video-ga ku sheegay in ay yihiin dadka is fara-saaray ay yihiin ‘Wafdi Congolese ah iyo Madaxweynah Rwanda, Paul Kigame oo ay ku eedeynayaan in uu hurinaya colaada dalkooda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.