Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Shimbiro beddelkii eeyaha ilaalo looga dhigayo xabsiyada dal Dambiilayaasha ku badan yihiin

    Shimbiro beddelkii eeyaha ilaalo looga dhigayo xabsiyada dal Dambiilayaasha ku badan yihiin

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xabsi ku yaalla dalka Brazil ayaa – beddelkii eeyaha – wuxuu adeegsanaya haadda nuuca aad duuli karin ee digaagta la bahda ah. Laakiin halkii sida eeyaha ka eryan jireen ama ka qeylo dhaamin lahaayeen, waxay shimbirahani yeerinayaan ci’dii ama dhawaqii lagu yiqiin digaagadaha.

    Marwalba oo qof isku dayo inuu xabsiga ka baxsado, la-yaab malahan inay qeyliyaan. In kasta oo casriga maanta ay aad u adag tahay in xabsi laga baxsado maadaama tiknoolojiyadda casriga ah ay wax walba ka dhigtay fudeyd, haddana waxaa lama huraan in aadanuhu yeesho beddel uu ku kabi karo ama uu xattaa mararka qaar kaga maarmi karo teknoolojiyadda.

    Bani aadanka iyo eeyaha in loo adeegsado ilaalo ahaanna waa arrin soo jireen ah. Balse hadda waxay xabsiyada qaar tijaabo gelinayaan suuragalnimada in digaagga qaarkiis ilaalo looga dhigan karo xabsiyada. Sababaha ay ku doorteen waa dhowr: waxaase ugu mudan qiimo jabnaantooda. Halkii eyga laga yaabo inuu ku kaco lacag badan soo iibsigiisa, digaaggani waa raqiis. Waxaa kale oo lagu soo warramayaa inay sidoo kale aad u digtooni iyo caaboonaan badan yihiin.

    Nuuca digaaggan hadda ilaalo looga dhigay xabsiyo qaar oo ku yaalla Brazil waxaa lagu sheegay dhego-fudeyd xagga maqalka ah. Waxaa la tilmaamay inay aad u wax maqli og yihiin. Sidoo kalana awoodi karaan inay u falceliyaan si dhaqso leh. Waxaana dhawaaqooda durba ku baraarugaya ilaalada caadiga ah kuwaas oo falcelin halhaleel ah ka bixinaya dhiillada soo korortay oo ay ka digeen digaaggu!

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.