Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025

      DEG DEG DHACDO NAXDIN LEH: Dhalinyaro is feerayay oo mid la dilay, midna la dhaawacay – Baladweyne

      July 31, 2025

      DEGDEG: Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiskan

      July 30, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Shimbir dabiib dibadda loogu qaaday iyo dhimashadiisa oo xukuumadda Somaliland ay ka hadashay

    Shimbir dabiib dibadda loogu qaaday iyo dhimashadiisa oo xukuumadda Somaliland ay ka hadashay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 7, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Jamhuuriyadda iskeed madax-bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegtay inuu dhintay shimbir Galaydh ah oo dhawaan uu dhaawac jabniin ah garabka ka soo gaaray kadib markii uu ku dhacay xargaha korontada ama layrka.

    Shimbirka ayaa ku dhintay magaalada Lowya Caddo oo ka tirsan gobolka Awdal ee Somaliland iyadoo loo sii waday dalka Jabuuti halkaas oo la doonayey in lagu soo dabiibo.

    Shimbirka ayaa la sheegay innuu ka mid yahay noocyada ka sii dabar go’aya deeganada Somaliland, iyadoo sababta loogu dadaalayay ay xukuumaddu ku sheegtay in lagu yareeyo dabar go’a shirka Gallaydhka.

    Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa sheegtay in shimbirka ay u sameeyeen dadaal walba oo lagu dabiibayo ayna Somaliland muhimad gaara u leedahay daryeelka xayawanaadka.

    Waxay sidoo kale faah-faahin ka bixisay sababta keentay in shimbirkan uu geeriyoodo intii lagu guda jiray dadaalka dabiibkiisa maadama loo qaaday dalka Jabuuti, waxa ayse marka hore sharraxaad kooban ka bixisay qaabka shilku u dhacay iyo sida lagusoo helay markii hore.

    “Shimbirkan, waxaa lagu qiyaasay ilaa 8 bilood meelahaa, muuqaal ahaan wuu weynaa waxa uuna ku dhacay xargaha layhka taas oo keentay in dhaawac culus uu garabka kasoo gaaro”, ayey tiri wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil.

     

    Wasiiraddu waxa ay sheegtay in shimbirku marka uu xarkaha kasoo dhacay ay soo heleen carruur Meesha ku cayaareysay, kadibna ay geeyeen meel ay yaqaanneen oo lagu xanaaneeyo Haramcadka, taasina ay sababtay in sidaas wasaaradda lagusoo gaarsiiyo.

    “Halka la geeyay shimbirka waxaa joogtay dhakhaatiir, waa lala tacaalay, sawir ayaa lagasoo qaaday oo waxa aynu ogaannay in garabka uu ka jabay, muddo ayaa halkii lagu hayay oo la’isku dayay in Meesha lagu dabiibo, kadibna waxaa la helay dhakhtar ku sugan Jabuuti oo yiri aniga ha la’ii keeno”.

    Intaa kadib waxa ay wasiir Shukri sheegtay in ay ka howl galeen sidii shimbirka loogu dhoofin lahaa Jabuuti, waxa ay dhameeyeen waraaqihii xagga dowladda, kadibna ay waraaqo ka dhimanaadeen dhinicii kale.

    “Waraaqihii xaggeena marka ay kasoo dhamaadeen ayaa marka uu marayay dhinaca xudduudka, waxa ay waraaqo ka dhimanaadeen dhinicii kale, intii la sugayayna nasiib xumo shirkii gallaydka ahaa halkii ayu uku geeriyooday”, ayey sii raacisay wasiir Shukri Xaaji.

    Somaliland ayaa sidoo kale ka baroor diiqday dhimashada shimbirkan, iyadoo ay dadku siyaabo kala duwan u qaadaa dhigeen.

    Gallaydh

    XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL

    Qoraalka sawirka,Wasiir Shukri Xaaji

    Dabar go’a haadda qaar ee deegaannada Soomaalida

    Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil, waxa ay sharraxaad ka bixisay haadda uu shimbirkan Gallaydha kamid yahay ee kasii dabar go’aya dhulka Soomaalida iyo sida ay wasaaraddeedu ugu howlantahay ilaalinta xayawaannada muhiimka u ah deegaanka.

    “Marka aad eegto dhulkeenna Soomaalida, waxa aad mooddaa in ay haaddu kusoo yaraaneyso, waxa uu kamid ahaa haadda macduurka ah ee sii dabar go’aya, waxa uu kamid ahaa kuwa cajiibka ah ee inoo haray marka wey wanaagsanaan lahayd in aynu ilaashanno waana ku dadaaleynaa”, ayey tiri wasiir Shurki.

    Waxa ay sii raacisay in ay jiraan shimbiro kale oo sidan oo kale lasoo hely iyaga oo ay waxyeello soo gaartay welina la dabiibayo.

    Gallaydh

    XIGASHADA SAWIRKA,PATRICK WAINWRIGHT

    Qoraalka sawirka,Galaydhka iyo noocyadiisa

    Xayawaannada kale ayey wasiiraddu sheegtay in ay sidaas oo kale ugu dadaalaan oo kaliya aysan xoogga saarin haadda, waliba marka ay noqoto xannaaneytooda iyo daweyntooda.

    Maxan ka ognahay shimbirka Gallaydhka?

    Gallaydhku waa shimbiro ama haad laga helo ilaa 40 nooc. Waa shimbir laga helo dhamma qaarad waliba oo dunida ku taalla.

    Galleydhka qaan-gaarka ahi waxa uu leeyahay baalal dhuuban oo duuban, kuwaas oo u suurtageliya in ay ku duulaan xawaare sare oo ay si degdeg ah u beddelaan jihada. Kuwa qaar, sanadka ugu horreeya ee duulimaadka, waxay leeyihiin baalal duulimaad oo dheer, kuwaas oo qaabeyntooda ka dhigaya mid la mid ah shimbir guud oo ujeedo leh sida baal ballaaran.

    Galleydhyadu waxay leeyihiin awoodo aragti oo gaar ah. Aragtida hal nooc ayaa lagu qiyaasay 2.6 jeer marka loo eego bini’aadamka caadiga ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.