Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Shilka ka cadheysiiyey dadweynaha Berbera: Qoyska wiilkaan yar ee geeriyooday ayaa BBC la hadlay

    Shilka ka cadheysiiyey dadweynaha Berbera: Qoyska wiilkaan yar ee geeriyooday ayaa BBC la hadlay

    By radiohalgan.comMarch 31, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliska Ciidanka Booliska ee Jamhuuridda iskeed madaxbannaanida ugu dhwaaqaday ee Somaliland ayaa sheegay β€œin ay ku guulaysteen qabashada eedaysane Maxamed Farxaan Jamaac oo Magaalada Berbera ku jiidhay Wiil yar oo 9 jir ah Habeen hore”.

    Ninkan oo markii hore ay boolisku sheegeen n uu baxsaday ayey gacanta ku soo dhigeen boolisku isaga iyo gaadhigiisiiba.

    β€œHawlgal iyo dedaal dheeriya oo Ciidanka Boolisku sameeyay ayaa eedaysanaha lagu soo qabtay , waxaana degdeg loo horgayn doonaa sharciga marka baadhistu dhammaato” ayaa lagu yidhi war qoraal ah oo boolisku soo dhigay bartooda baraha bulshada.

    Wiilka yar ee gaadhigu jiidhay oo lagu magacaabo Maxamed Cabdikariin, ayaa dhiganayay fasalka saddexaad ee dugsiga hoose, sida uu BBC u sheegay abtigiis.

    “Waxaa waddada kaga xoorantay kubbad uu ciyaarayey taas oo uu ka daba orday kadibna sidaas ayuu kula kulmay shilka” ayuu BBC da u sheegay Jaamac Maxamed Cabdi oo ah abtiga Maxamed. Sidoo kale waa xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee Berbera.

    Jaamac
    Maxamed waxa uu la dhashay saddex caruur ah oo kale oo uu curad u ahaa, waxaana guriga oo aan goobta shilku ka dhacay sidaas uga fogeyn joogtay hooyadiis Sabaax Maxamed cabdi oo sida uu walaalkeed sheegay aad u naxday markii ay ka war heshay shilka uu ku dhintay wiilkeedu.

    β€œWaa dareemi kartaa xilli ramadaan ah oo ciidna soo dhowdahay ayuu shilkaasi dhacay marka naxdinteeday lahayd hooyadiina guriga ayey hor fadhiday” ayuu yiri xildhibaan Jaamac Maxamed Cabdi oo ka tirsan golaha deegaanka Berbara isla markaana ah abtiga wiilka yar ee dhintay.

    Qofka saddexaad ee gaadhiga saarnaa ayuu xildhibaan Jaamac sheegay in uu ahaa Ajnabi aan soomaali ahayn, β€œinuu carab aha aiyo in uu asiyaan ahaa ma cadeyn karo” ayuu yiri.

    Booliska Somaliland

    XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

    Sida uu sheegay xildhibaanku, gawaadhida labada boqol ku dhow ee la isugu keenay saldhigga booliska ayey shacabku keeneen, β€œdareenka shacabka oo kacay awgii waxaa dhacday in ay dadku iyagu isxilqaamaan oo ay amnigooda qayb ka noqdaan oo ay baabuurtooda soo xareeyaan,” ayuu yiri xildhibaan jaamac.

    Xildhibaanka ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoonaa nidaamka barista oo ugu dambeyn suurta galiyey in gacanta lagu dhigo gaadhigii dilka geystay oo ka mid noqday kuwa lasoo qabtay.

    β€œWaqtigii ay noo ballan qaadeenna warbixin dhameystiran iyo eedaysaneyaashii ayey ku keeneen[boolisku]” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Jaamac isuga oo manaayay booliska magaalada Berbera.

    Booliska iyo inta badan dadweynaha ayaa ku dhaliilay in eedaysaneyaashu aysan ku war gelin booliska maadaama uu shilku yahay wax dhaca oo aysan ula kac u samayn taas oo dadku ay ku tilmaameen in ay tahay masuuliyad saaran cidda ku lugta leh shilka.

    Guddoomiyaha gobolka Saaxil ee Somaliland, Cali Cabdi Cabdilaahi oo saxaafadda la hadlay ka hor inta aan lasoo qaban eedaysanaha ayaa sheegay in uu soo xareeyay gaadhigiisa oo u ekaa nooca la tilmaamay in uu wiilka jiiidhay.

    195 gaadhi oo noocaas ah ayey boolisku soo xareeyeen oo uu ku jiro kii la sheegay in uu wiilka jiidhay oo baadhitaan dambe lagu ogaaday, sida ay sheegeen boolisku.

    Eedaysanaha ayey boolisku sheegeen in ay kasoo qabteen magaalada Burco oo uu u baxsaday. Labada qof oo kale ayaa la socday marka uu shilku dhacayey sida ay boolisku sheegeen oo mid ka mid ah uu yahay qofkii lahaa gaadhiga.

    Darawalkii iyo milkiilihii ayaa la qabtay waxaana weli lagu jiraa baadigoobka qofkii saddexaad sida ay boolisku sheegeen.

    Waxa uu boolisku sheegay in uu jiro nin kale oo maskax ahaan xanuunsannaa oo uu isagana gaadhi ku jiidhay magaalada Berbara kaas oo aan weli la helin ehalladiisii iyo ciddii jiidhay midna.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.