Isu-duwaha Wasaaradda Maaliyadda gobolka Hiiraan mudane Ciiloow Joobane Cawaale oo bar Koontarolada Canshuurta gaadiidka looga qaado ee uu kulahaa Salaxjeere ee Duleedka ,ayoow dagaal ka dhacay.
Dagalkaas waxa sababay gaadiid ku xayirna Deegaanka Salax jeero oo diiday in Canshuurta bixiyaan hase ahaate waxana Isbaaradaas u tiil Ciiloow Joobane.
Waxa halkaas ku wararay Ciidamada uu watay Cabdirashiid Cabdicasiis Tabliiq kana soo deeyay gadiidkii u xayirna
Sida radiohalgan.com lo xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhawacmay inta la ogyahay.
Dhanka kale Magaalada Beledweyne iyo Nawaaxiga ayaa ah Isbaaro iyo Gaadiidka Xamuulka leska qabsado si beeleysan, Magaalada Beledweyne ayaa qarka u saran in eey isku dhacan Ciidamada hab qabiil u abaabulan uu ka dhaco.
Hase yeeshee Magaalada Beledweyne ayaa noqotay Magaalada ugu ayaan daran Soomaaliya.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com