Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Saxeexa Ay Isku Haystaan Arsenal & Liverpool, Laacibka Man United Uu Kusii Jeeda Sucuudiga, Barca Oo Dalbatay Xiddig Liverpool Ah Iyo Wararka Suuqa Ee Maanta

    Saxeexa Ay Isku Haystaan Arsenal & Liverpool, Laacibka Man United Uu Kusii Jeeda Sucuudiga, Barca Oo Dalbatay Xiddig Liverpool Ah Iyo Wararka Suuqa Ee Maanta

    By radiohalgan.comMarch 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Arsenal ayaa isku diyaarinaysa inay dalab ka gudbiso weeraryahanka reer Sweden ee Viktor Gyokeres oo ah 25 jir u ciyaara Sporting Lisbon oo ay xagaaga u dhaqaaqi doonaan. Dhaliyahan oo hore ugu soo ciyaaray kooxda Coventry City, ayaa qandaraaskiisa lagu burburin karayaa £85 milyan oo Gini. (Football Transfers)

    Liverpool ayaa u sheegtay Barcelona, in garabka weerarka xulka Colombia ee Luis Diaz uu qayb ka yahay qorshaha mustaqbalka fog ee kooxdooda oo aanu iib ahayn xagaagan. (Mirror)

    Arsenal iyo Liverpool ayaa ku tartamaya difaaca dhexe ee xulka Ecuador iyo kooxda Eintracht Frankfurt ee Willian Pacho oo 22 jir ah. (90 min)

    Garabka weerarka Arsenal ee Reiss Nelson oo 24 jir ah, ayaa waxa uu bartilmaameedka koowaad u noqday Brighton suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga. (Teamtalk)

    Manchester United waxa ay go’aamisay in ay £43 milyan oo Gini ku iibiso Mason Greenwood oo amaah ugu maqan Getafe, kaas oo ay doonayaan koxo badan oo ka dhisan horyaalka Sucuudiga iyo Barcelona. (Mirror)

    Manchester United waxa ay doonaysaa inay Premier League dib ugu soo celiso Mikel Merino oo ah 27 jir u ciyaara Real Sociedad oo hore ugu dheeli jiray Newcastle. (COPE)

    Inkasta oo ay xiisaynayaan Juventus iyo AC Milan oo aanay damacooda qarsanin, haddana Atletico Madrid ayaa u dhow inay heshiis cusub ka saxeexdo difaaceeda Mario Hermoso oo 28 jir ah, kaas oo si xor ah lagu heli karayo dhamaadka xilli-ciyaareedkan. (Calciomercato)

    Chelsea waxa ay xaraashi doontaa tiro ciyaartoyo ah xagaagan, waxaana liiska xiddigahaas lagu daray Raheem Sterling oo 29 jir ah. (Mail)

    Manchester City waxay wada-hadallo kula jirtaa goolhayaha reer Germany ee Stefan Ortega oo ay doonayaan inuu kordhiyo qandaraaskiisa. (Florian Plettenberg)

    Nice ayaa dalban doonta lacag u dhaxaysa 55 milyan i;llaa 60 milyan oo Euro oo ay ku xidhayso kooxaha doonaya difaaca dhexe ee reer France ee Jean-Cair Todibo oo lala xidhiidhinayo Manchester United. (90min)

    Difaaca Manchester City ee Kyle Walekr oo 33 jir ah, ayaa waxa uu tegi doonaa Sucuudiga haddii uu ka helo dalab uu lacag badan ku shaqaysanayo. (Five

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.