Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sawirro: Xasan Sheekh oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta xadgudubka Ethiopia

    Sawirro: Xasan Sheekh oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta xadgudubka Ethiopia

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii u dambeeyay waday dadaallo ka dhan heshiiska badda ee maamulka Somaliland iyo Itoobiya ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay ergayga gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber.

    Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa waxaa lagu soo qaaday xaaladda gobolka iyo doorka Midowga Yurub ee dowlad-dhiska iyo horumarka Soomaaliya.

    Sidoo kale labada dhinac ayaa si gaar ah uga arrinsaday dagaalka ka dhanka ah argagixisa iyo tayeynta ciidamada.

    Marwo Annette Weber oo madasha ka hadashay ayaa adkeysay mowqifka Midowga Yurub ee ilaalinta xasiloonida iyo degenaanshaha Geeska Afrika, kadib xadgudubkii Itoobiya.

    ergayga gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika ayaa sidoo kale xustay muhiimadda ay siinayaan in la dhowro madaxbanaanida, gobonimada  iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Dhankiisa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey tageerada Midowga Yurub ay u muujiyeen qaranimada iyo madaxbaaninda Soomaaliya, isagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixinayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed difaaca dhulkooda, baddooda iyo gobanimadooda

    Soomaaliya ayaa si weyn uga carootay heshiiska Muuse Biixi Cabdi iyo Abiy Axmed, kaas oo Itoobiya loogu saxiixay 20 KM oo kamid ah badda Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.