Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sancho, Saka Neto, Son, Solanke, De Zerbi, Lukaku & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

    Sancho, Saka Neto, Son, Solanke, De Zerbi, Lukaku & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

    By radiohalgan.comMarch 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa lagu jiraa bilihii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka iyada oo tartamada kala duwan maryaaan meelo xiiso iyo xamaasad leh.

    Inkasta oo uuna haatan furnayn suuqa kala iibsiga hadana kooxaha ayaa indha-idhaynaya suuqa waxana ay qiimaynayaan xiddigaha kala duwan.

    Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga.

    Tottenham ayaa bilawday inay kala hadasho kabtan Son Heung-min heshiis cusub waxayna kalsooni ku qabtaa in heshiis ay la gasho weeraryahanka South Korea, oo 31 jir ah, la dhamaystiri doono xagaaga (Football Insider).

    Arsenal, Manchester United, Newcastle iyo Chelsea ayaa dhamaantood xiiso u muujinaya daafaca bidix ee kooxda Borussia Monchengladbach Luca Netz (HITC).

    Kooxaha Saudi Pro League ayaa diyaar u ah inay u soo bandhigaan in ka badan 100 milyan oo euro  si ay ula soo saxiixdaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Belgium Kevin De Bruyne, oo 32 jir ah, kana tirsan Manchester City (Football Insider).

    Bayern Munich ayaa liiska tababarayaasha Brighton ee Roberto de Zerbi ku dartay liiska tababarayaasha badali kara Thomas Tuchel dhamaadka xili ciyaareed kaan laakiin tababaraha Bayer Leverkusen Xabi Alonso oo ay sidoo kale doonayso Liverpool ayaa wali ah dooqa kowaad ee kooxda (Mirror).

    Chelsea ayaa diyaar u ah inay aqbasho dalabka Roma ee Romelu Lukaku, oo 30 jir ah, kaasoo ka hooseeya 37 milyan oo euro si ay u fasaxaan xiddiga reer Belguim (Calcio Mercato).

    Gunners iyo Newcastle United ayaa xiiseynaya daafaca dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Ousmane Diomande laakiin labada kooxood ayaa sugaya in Chelsea ay dalab 69 milyan ginni ah ka gudbiso 20 jirka reer Ivory Coast (TeamTalk).

    Kooxda PSG ayaa diyaar u ah in ay wax walba u samayso saxiixa xiddiga  Bukayo Saka si ay ugu badasho Kylian Mbappe (Fichajes).

    Kooxda PSG ayaa xiddiga Arsenal ee Oleksandr Zinchenko u calaamadsatay badalka Alphonso Davies (FootballTransfers).

    Kooxda Dortmund ayaan si toos ah ula wareegi doonin xiddiga garabka ka ciyaara ee Jadon Sancho (HITC).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.