Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo aay wehliyaan Xildhibaanno heer fedaraal ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye Guddoomiyaha degmada Maxaas Mudane Ciise Maxamuud Cabdi Nabadoono iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray furimaha dagaalka degmada Moqkori ee gobolka Hiiraan.
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Sanbaloolshe oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo maamulka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan
Related Posts
Add A Comment