Madaxdii Maamulkii Hiiraan State ee Ali Jeyte ka hooseysay ayaa dareemay innuu Jeyte waddo siyaasadda Qalaacuudis-ka ah ee boor isku qaris ka ah go’aan ayeeyna gaarreen uggu dambeyn.
Ali Jeyte ayaa Mogadishu iskagga raxeysanaaya Hotel laggu magacaabbo HP 5 Star marka wax lagga weydiiyayna arinkaan waxa uu ku jawaabay, Hiiraan State waxa ay ii aheyd Bridge amam bundo
Maamul jirraa guud ahaantiis haddii lagga qabsado Madaxtooyaddii uu ku shaqeyn lahaa soo kabasho marnabba ma yeellan doonno soo rogaal celinna laggama suggaayo oo wax waliba waa qalaas.
Hadda iriidda horre waxaa taaggan shaqsiyaad ka mid ahaa Hiran State iskuna dayayo soo rogal celin iyo in dib loo qabsaddo xarunta madaxtooyadda hadda Hirshabelle ku sugan-tahay balse waa u suurta geli la’adahay isku day waliba si waliba.
Radiohalgan.com iyo Warqaad.com ayaan ku daabacay Maqaalkaan oo waa uu dheeryahay xog baddane waad ka helleysaa ee goobahaas booqo.
W/Q Liban Qoono .