Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Salah, Davies, Van Dijk, Jorginho, Trent Alexander-Arnold Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Salah, Davies, Van Dijk, Jorginho, Trent Alexander-Arnold Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa lagu jiraa saacadihii ugu dambeeyay ee suuqa January iyada oo la filayo saxiixyo badan in ay dhacaan.

    Kooxaha waaweyn ee kubada cagta ayaa isku dayi doona in ay sameeyaan saxiixyo ay ku xoojinayaan kooxooda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

    Halkan Kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga maanta.

    Virgil Van Dijk Ayaa shaki galiyay mustaqbalkiisa fog ee kooxda Liverpool (Telegraph).

    Xiddiga daafaca uga ciyaara Bayern Munich ee Alphonso Davies ayaa Rwal Madrid u sheegay in uu ku faraxsan yahay Bayern Munich (Kicker).

    Kooxda Arsenal ayaa doonaysa in ay qaab xor ah kula soo wareegto xiddiga daafaca uga ciyaara Barcelona ee Sergi Roberto (AS).

    Kooxda Barcelona ayaa diyaar u ah in ay iska iibiso daafaca dhexe ee Jules Kounde (Sport).

    Kooxda Ac Milan ayaa doonaysa saxiixa daafaca kooxda Arsenal ee Jakub Kiwior (Calciomercato).

    Xiddiga Karim Benzema ayaa wadahadalo kula jira koox kale oo ka ciyaarta horyaalka sucuudiga isaga oo doonaya in uu isaga tago kooxda Al-Ittihad (L’Equipe).

    Man Utd ayaa diyaarinaysa dalab 40 milyan ah oo ay ku doonayso daafaca Everton Jarrad Branthwaite (Corriere dello Sport).

    Kooxda Man United ayaa doonaysa saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Sociedad ee Takefusa Kubo kaas oo ay u doonayso badalka Antony (Mundo Deportivo).

    Man United ayaa doonaysa in ay saxiixa xiddiga Jean-Clair Todibo ku garaacdo Liverpool waxana ay isku dayayayaan in ay heshiiska shaqsiga ah la gaadhaan xiddiga (Caught Offside).

    Kooxda Barcelona ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Jorginho iyaga oo isku dayaya saxiixiisa saacadaha ugu dambeeya ee suuqa January (SPORT).

    Kooxaha Arsenal iyo chelsea ayaa saacadaha ugu dambeeya ee suuqa January u dhaqaaqi doona saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Lille ee Jonathan David (Telefoot).

    Kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay heshiisyo cusub ka saxiixato xiddigaha Virgil van Dijk, Mohamed Salah & Trent Alexander-Arnold (90min

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.