Close Menu
    What's Hot

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sababtii Uu Ronaldinho Ugu Biiri Waayay Man United 21 Sano Ka Hor Oo Daaha Laga Qaaday.

    Sababtii Uu Ronaldinho Ugu Biiri Waayay Man United 21 Sano Ka Hor Oo Daaha Laga Qaaday.

    By radiohalgan.comFebruary 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    David Gill, madaxii hore ee fulinta Manchester United, ayaa furay sheekada aadka loo hadal hayo ee ku saabsan Heshiiskii ay United ku doonaysay saxiixa Ronaldinho, iyo sababta β€œuusan u helin dareen wanaagsan” wadahadalada.

    Sanadkii 2003 weeraryahankii Paris Saint-Germain ee Ronaldinho ayaa qarka u fuulay inuu United ugu biiro 19 milyan oo euro.

    Dhab ahaantii, ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe Kleberson, oo laba sano ku qaatay Old Trafford intii u dhaxaysay 2003 iyo 2005, ayaa daaha ka qaadi doona sida uu xiddiga reer Brazil ugu dhawaaday in ku biiro Man United.

    β€œRonaldinho wuxuu ii sheegay inuu aadayo Manchester,” Kleberson ayaa u sheegay ESPN. β€œWuxuu igu yidhi, Kaalay Manchester!”

    Laakiin ka dib toddobaadyo ay socdeen warar ku saabsan heshiiska Ronaldinho ayaa go’aansaday inuu ku biiro kooxda reer Catalonia ee Barcelona heshiis ay su’aalo badan iska waydiiyeen taageerayaasha Man United kuwaas oo ku qanacsanaa in ay ku guulaysteen heshiiska.

    Hadda, in ka badan labaatan sano ka dib dhacdada madaxii hore ee fulinta Manchester United David Gill ayaa fikrad soo jiidasho leh ka bixiyay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caansan kubada cagta ee ku dhawaaday in uu ku biiro United.

    β€œAniga ahaan, marna uma malayn in heshiisku dhawyahay, waxa aan aadnay Paris si aan ula kulano walaalkii Roberto Assis, kaas oo ahaa wakiilkiisa”.

    β€œWaan ka wada hadalnay… annagoo ah Peter [Keenyon] iyo aniga, waxaan kula kulannay garoonka diyaaradaha Manchester, waxa aan qiimaynay wax walba, oo heshiiska ku kacaya mushaharka waxana aan lacag siinay wakiilka”.

    β€œPeter wuxuu ku laabtay Old Trafford, waxaanan idhi waan ilaalin doonaa iyaga.”

    β€œMarna ma dareemin dareen fiican sababta oo ah Barcelona ayaa ku jirtay tartanka, waxana aan horay u soo arkay heshiisyo badan”.

    β€œWaxa aan dareemayaa in aan Ronaldinho keeni lahayn Man United hadii ayna Barcelona ku jirin tartanka sababta oo ah waxa ay ahaayeen dookha 1-aad ee Ronaldinho”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.