Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sababtii Ay Manchester United U Diidday Inay La Saxeexato Timo Werner Oo La Ogaaday

    Sababtii Ay Manchester United U Diidday Inay La Saxeexato Timo Werner Oo La Ogaaday

    By radiohalgan.comJanuary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Weeraryahanka reer Germany ee Timo Werner ayaa dib ugu laabanaya horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League bishan January, waxaana uu amaah ku tegayaa Tottenham oo dhamaystirtay heshiiskiisa taas oo keenaysa inuu ka hor tago kooxdiisii hore ee Chelsea ee uu labada sannadood u ciyaaray balse markii uu la qabsan waayey uu dib ugu laabtay waddankiisa.

    27 jirkan oo sannadkii 2020 ay Chelsea kasoo iibsatay RB Leipzig ayaa labadii sannadood ee uu joogay Stamford Bridge waxa uu u dhaliyey 23 gool 89 kulan oo uu u saftay, laakiin waxa uu kula guuleystay Champions League, UEFA Super Cup iyo Fifa Club Wolrd Cup, ka hor intii aanay RB Leipzig ku iibsanin Β£25.3 milyan oo Gini, halka sannadkii 2020 ay Chelsea kaga iibisay Β£47.5 milyan oo Gini.

    Hadda waxa uu Timo Werner dib ugu noqonayaa horyaalka Premier League isaga oo ka hoos ciyaari doona tababare Ange Postecoglou, sida uu xaqiijiyey tababaraha RB Leipzig ee Marco Rose, laakiin laacibkan ayaa tegi karayay Manchester United oo haysatay fursad weyn oo ay bishan January kula wareegto.

    Red Devils oo weeraryahankii ay lacagta badan kasoo bixisay xagaagii ee Rasmus Hojuland uu hal gool oo kaliya oo horyaalka Premier League ah uu u dhaliyey illaa hadda, sidoo kalena Marcus Rashford, Anthony Martial iyo Antony ay ku silcayaan garoomada oo ay illoobeen sidii goolasha loo dhalinayay, ayaa waxa ay go’aansatay in aanay la saxeexanin Timo Werner.

    Sida uu sheegay wariyaha ciyaaraha ee Fabrizio Romano, Sababta ay Manchester United ula saxeexan weyday Timo Werner ayaa ah in aanay hubin in uu laacibkani kusoo bixi karayo kooxdooda iyo in kale, sidaas daraadeed ayaanay uga hadheen

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.