Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sababta Putin uu u doortay Biden mar lala barbar dhigay Trump isaga oo horay ugu tilmaamay ‘gacan kudhiigle’

    Sababta Putin uu u doortay Biden mar lala barbar dhigay Trump isaga oo horay ugu tilmaamay ‘gacan kudhiigle’

    By radiohalgan.comFebruary 16, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu madaxweynenimada Biden ka door bidi lahaa madaxweynihii hore ee Trump.

    Biden ayaa dad badan ka yaabiyay isagoo sheegay inuu yahay qof khibrad badan oo la saadaalin karo.

    Ka hor inta uusan Donald Trump u tartamin madaxtinimada markii ugu horeysay, waxa uu Putin ku ammaanay shirkii Yurub ee 2016-kii, isagoo ku tilmaamay “mid adag oo karti leh.”

    Biden ayaa sanado badan si weyn u dhaleeceeyay madaxweynaha Ruushka Putin, isagoo mar ku tilmaamay ” gacan ku dhiigle ” ka hor duullaankii Ukraine.

    Putin waxa kale oo uu ka hadlay waraysigii uu dhawaan la yeeshay weriyaha Maraykanka ah ee Tucker Carlson, waxaana uu sheegay inuu aad uga xun yahay in su’aalahaasi aanay ahayn kuwo qaabaysan.

    Wareysi uu siiyay TV-ga Ruushka Arbacadii, ayuu Putin ku sheegay in hoggaanka Biden uu u fiicnaan doono Ruushka, isagoo tusaale u soo qaatay inuu yahay “mid khibrad badan, mid la saadaalin karo, iyo siyaasi sal adag.”

    Isaga oo diiday su’aalaha ku saabsan da’da Biden iyo awoodda maskaxeed, Madaxweyne Putin wuxuu sheegay inuusan dareemin wax ka duwan markii ugu dambeysay ee ay kulmaan seddex sano ka hor.

    Isha: BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

    March 24, 2026

    Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.