Close Menu
    What's Hot

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» SAADAAL: Arsenal Oo Isku Duubaysa Liverpool, Man United Oo Silcinaysa Hammers, Chelsea Oo Soo Noqonaysa Iyo Saadaasha Dimitar Berbatov Ee Premier League Ee Usbuucan

    SAADAAL: Arsenal Oo Isku Duubaysa Liverpool, Man United Oo Silcinaysa Hammers, Chelsea Oo Soo Noqonaysa Iyo Saadaasha Dimitar Berbatov Ee Premier League Ee Usbuucan

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa toddobaadkan ay ballansan yihiin kooxo waaweyn iyadoo sanka ay isku soo hayaan kulamo cidhiidhi ah oo kooxaha u diidaya inay nafis iyo firaaqo helaan.

    Ciyaarta ugu weyn ee toddobaadkan la sugayo waa kulanka adag ee Arsenal iyo Liverpool ee maalinta Axadda ee garoonka Emirates Stadium, halkaas oo labada kooxood ay mid walba hagalan u mari doonto sidii ay guul uga keeni lahayd.

    Liverpool oo shan dhibcood hoggaanka ku haysa shan dhibcood oo nadiif ah, ayaa haddii ay ka adkaato Arsenal waxay tegi doontaa siddeed dhibcood oo ay ka sarraynayso Gunners, waana arrin aanay qaadan karaynin Mikel Arteta iyo xiddigihiisu oo ay u arkaan inay tahay horyaalka oo ay iska dhiibeen.

    Manchester City ayaa iyadana waxay is-haleeli doonaan Brentford oo ay maalinta Axadda kala calaf-qaadi doonaan, halka Everton iyo Tottenham ay iyaguna wada dheeli doonaan.

    Manchester United ayaa martigelin doonta West Ham United maalinta Axadda, waxaana natiijooyinka kulamadani ay imanayaan iyadoo min shan ciyaarood ay kooxuhu dheeli doonaan bishan February.

    Khabiirka ciyaaraha ee Dimitar Berbatov oo saadaaliyey kulamadan, ayaa waxa uu guul uga dhaartay kooxdiisii hore ee Tottemham, balse waxa uu libin iyo farxad ugu bushaareeyey Manchester United oo sii wadan doonta guulaha xidhiidhka ah.

    Brighton ayaa kusoo laaban doonta jidka guusha ee ay ka luntay usbuucan, waxaana ay karbaashi doointaa Crystal Palace, halka Newcastle ay meel saari doonto Luton Tow.

    Chelsea oo xasuuq kala soo kulantay Liverpool Arbacadii, waxay kusoo laaban doontaa dariiqa guusha iyagoo saddex dhibcood ka xoogi doona Wolves oo ay u noqon doonto guul-darradii labaad ee xidhiidh ah.

    Ciyaarta sida weyn loo sugayo ee Arsenal iyo Liverpool ayaa Dimitar Berbatov waxa uu natiijadeeda ku saadaaliyey mid labada kooxoodba aan farxad gelinayn oo ah barbarro ay dhibcaha ku wadaagi doonaan 2-2, halka Man City uu u sheegay inay xasuuqi doonto Bretnford.

    Halkan kaga bogo saadaasha Dimitar Berbatov ee kulamada usbuucan

    Everton 1-1 Tottenham

    Brighton 2-1 Crystal Palace

    Newcastle 2-0 Luton

    Burnley 1-1 Fulham

    Sheffield United 1-1 Aston Villa

    Man United 3-1 West Ham

    Chelsea 1-0 Wolves

    Bournemouth 1-1 Nottingham Forest

    Arsenal 2-2 Liverpool

    Brentford 0-2 Man City

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.