Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» S/L: Aqoonsiga wadaniyadda ee dhimashada kadib

    S/L: Aqoonsiga wadaniyadda ee dhimashada kadib

    By radiohalgan.comMarch 1, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Muuse Biixi, hoggaamiyaha waqtiga ka dhamaaday ee Somaliland waxaa qodobka khaa’inu waddan ugu xukuman qof walba oo xil ka qabtay ama haddaba ka haya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

    Dadka reer Waqooyiga ah ee dowladda dhexe ee Soomaaliya u shaqeeya looma ogola inay qoysaskooda booqdaan, ama xitaa haddii ay geeri dhacdo inay ka qeyb-galaan tacsida.

    Qofkii Muqdisho xil ka haya oo Hargeysa tega waa xadhig oo waxa uu nidaamka Somaliland u yaqaana qof ku kacay khiyaano qaran, tani waxay isa seejisay waalid iyo caruur badan, waxayna dad badan ku qasabtay ku noolaanshaha goobo ka fog ehelkooda ama in aanay xasillooni ku dareemin go’aankooda shaqo.

    Laakiin caksigeeda qof walba oo Hargeysa xil kasoo qabtay ama haddaba ka haya xilliga uu doono ayuu Muqdisho tegi karaa, haddii uu doonana xil ka qaban karaa.

    Dhowrkii cisho ee ugu dambeysay waxaa magaalada Hargeysa loo qaaday meydka Allaha u naxariistee Cabdinaasir Dahable oo la sheegay in Muqdisho lagu dilay iyo Xildhibaan hore Axmed Aadan.

    Cabdinaasir waxa uu ahaa shaqaale sare oo ka tirsan hay’adda duulista rayidka ee Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya weli faah-faahin badan kama bixin geerida labada marxuum, waxayna sheegeen inay baaris u socoto, waxaase caksigeeda geerida weji siyaasadeed u yeelay maamulka Somaliland.

    Eedda taliska Muuse Biixi waxaa dheeri ku aheyd inay dalbadeen in meydadka Hargeysa loo qaado, balse intii ay labadaasi marxuum noolaayeen maamulka Somaliland uma ogoleyn inay deegaanka tagaan.

    Hoggaamiye Biixi ayaa ka qeyb-galay labada aas, wuxuuna u muujiyay inay ahaayeen geesiyaal u dhintay Somaliland oo waddaniyiin ahaa, laakiin hoggaamiyahan waxaa hortaalla dhowr su’aallood oo waaqica la socota.

    Midda koowaadΒ waxay tahay dadka maalintooda ayay dhimanayaan, waxaase kala duwan goobaha iyo sababaha. Balse geerida ka hor maxay maamulka Somaliland ka mudan yihiin dadka reer Waqooyiga ah ee shaqada iyo xilalka ka haya dowladda dhexe ee Soomaaliya.

    Midda labaad waa sidee qofku intuu nool yahay loogu aqoonsan karaa β€œkhaa’inu waddani” maalinka uu dhintana u noqon karaa β€œwaddani halyeey ah” sow taasi kama soo horjeedo damiirka caadiga ah.

    Midda saddexaadΒ waxay tahay intii hore waaba dhacday ee dadka maanta nool ee reer Waqooyiga ah ee xilalka iyo shaqada ka haya dowladda Soomaaliya ma la siin karaa aqoonsi waddaniyadeed ama xitaa xoriyad ay qoysaskooda ku booqan karaan mise marka ay dhintaan ayaa loo soo celin doona xuquuqdooda muwaadinimo.

    Labadii geeri ee dhawaan dhacday inkasta oo ay baaristooda socoto, haddana cashir ayaa ugu sugan maamulka Somaliland, kaas oo ah in wax laga beddelo habka loola macaamilo dadka gobollada Waqooyi kasoo jeeda ee shaqada iyo xilalka ka haya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inta ay nool yihiin.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.