Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

    February 28, 2026

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

      February 28, 2026

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

      February 28, 2026

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » RW. Abiy Ahmed oo qarka u saaran inuu ka laabto heshiiska xiisada dhaliyey ee Somaliland

    RW. Abiy Ahmed oo qarka u saaran inuu ka laabto heshiiska xiisada dhaliyey ee Somaliland

    By radiohalgan.comMarch 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa inay meesha ka saarto qorshe ay ku aqoonsanayso maamulka ka go’ay Somaliland, iyadoo cadaadis caalami ah lagu saarayo in la qaboojiyo xiisadda gobolka ee ka dhalatay hindisahan, sida ay sheegeen dad xog-ogaal u ah arrintan oo la hadlay wargeyska Bloomberg ee ka soo baxa dalka Mareykanka.

    Itoobiya oo aan bad lahayn ayaa heshiis hordhac ah la gashay Somaliland bishii January, heshiiskaas oo ka dhigaya iney noqoto dalkii ugu horreeyay ee aqoonsanaya madax-bannaanida Somaliland, taas beddelkeedana muddo 50 sannadood ah laga siiyo marin Gacanka Cadmeed. Heshiisku waxa uu buuq iyo sawaxan ka dhex dhaliyay dalalka dariska ah, iyadoo Soomaaliya ay sheegtay inay difaaci doonto madax banaanida dhulkeeda, Masar iyo dalalka kalena waxay ku booriyeen in laga digtoonaado.

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo dhiggiisa Kenya, William Ruto, ayaa toddobaadkii hore wada-hadallo ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo looga hadlay xxisadan. Abiy ayaa muujiyay rabitaankiisa ah inuu ka laabto heshiiska qodobbada ugu badan ee muranka dhaliyay si loo soo celiyo xiriirka Soomaaliya.

    Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in laga yaabo in laga tanaasulo aqoonsiga Somaliland.

    Ruto ayaa sidoo kale arrintan ka hadlay kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo isna booqasho ku tagay dalka Kenya isla markaana uu ku sugnaa Abiy.

    Ruto ayaa wareysi uu siiyay Bloomberg bishii Janaayo u sheegay in maamulkiisu uu isku dayayo inuu ka dhaadhiciyo Itoobiya inay tixgeliso xulashooyin kale oo ka baxsan dalabkeeda deked, inkastoo aysan caddayn waxa ay yihiin xulashooyinkaas.

    Itoobiya wali si rasmi ah ugama laaban heshiiskii ay la gashay Somaliland, Abiy ayaa weli isha ku haya inuu gaaro hadafkiisa ah in uu si toos ah u galo xeebta badda gacanka cadmeed sida ay sheegeen la taliyeyaashiisa

    Somaliland waxay ka go’day Soomaaliya 1991-kii ka dib markii uu qarxay dagaal sokeeye. Tan iyo markaas, waxa ay dabada ka riixaysay doonista aqoonsi caalami ah. Heshiiska lala galay Itoobiya.

    Dalalka deriska ah iyo qaar ka mid ah deeq-bixiyeyaasha ugu waaweyn ee Itoobiya ayaa walaac ka muujiyay in heshiiska – oo ay Soomaaliya ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo dhulkeeda lagu qabsanayo waxayna ka cabsi qabaan inuu colaad ka dhaliyo gobolla aan markii horeba xasilloonayn.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

    February 28, 2026

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.