Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Rio Ferdinand Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Man United Iyo Man City Tan Ilaa Sanadkii 2000.

    Rio Ferdinand Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Man United Iyo Man City Tan Ilaa Sanadkii 2000.

    By radiohalgan.comMarch 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Rio Ferdinand ayaa magacaabay shaxda isku dhafka kooxaha Manchester United iyo Manchester City ka hor kulankooda weyn ee axada, waxaana uu ka tagay magacyo waa weyn.

    Man City ayaa marti galin doonta Man United Axada kulan ka tirsan horyaalka premier League todobaadkan.

    Blues ayaa haatan ku jirta kaalinta labaad ee horyaalka halka Red Devils ay fadhiso kaalinta lixaad.

    Kahor kulanka Etihad, Ferdinand ayaa doortay shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood ee Man United iyo Man City.

    Marka uu sidaas sameeyo, waxa uu ka tagay xiddigo ay ka mid yihiin Paul Scholes iyo Ryan Giggs, oo ay ku jiraan halyeeyo kale.

    Dhanka goolka, wuxuu doortay Edwin van der Sar oo ka hormaray David de Gea, isagoo yiri: β€œWaxaan dooranayaa Van der Sar sababta oo ah waxa aan aaminsanahay in uu yahay midka ugu fiican”.

    Patrice Evra, Nemanja Vidic, Ferdinand laftiisa iyo Kyle Walker ayaa ah xiddigaha uu u doortay shaxdiisa dhinaca daafaca.

    Daafaca midig ee Man City Ferdinand ayaa yiri: β€œKyle Walker waa daafaca midig ee ugu fiican taariikhda Premier League aniga ahaan, waxaan filayaa inuu yahay ciyaaryahan sare”.

    Xidigii hore ee Man United ayaa doortay dhamaan khadka dhexe ee Man City isaga oo magacaabay Rodri, Kevin De Bruyne iyo Yaya Toure.

    Weerarka, Ferdinand ayaa doortay Cristiano Ronaldo, Sergio Aguero iyo Wayne Rooney.

    Isagoo ka hadlaya Ronaldo, 45-jirka ayaa yiri: β€œIn aad gasho dilinta ganaaxa isla markaas dhaliso 40 gool iyo wax ka badan, waxana uu inta badan ka ciyaari jiray garabka bidix sidaas darteed waxa aan u doortay garabka weerarka bidix”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.