Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Reer SOMALILAND oo Muuse Biixi hordhigay xujo weyn kadib hadalkii kasoo yeeray

    Reer SOMALILAND oo Muuse Biixi hordhigay xujo weyn kadib hadalkii kasoo yeeray

    By radiohalgan.comFebruary 27, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Axadii ka qeyb-galay aas qaran oo magaalada Gabiley loogu sameeyay marxuum Cabdinaasir Dahable ayaa halkaasi ka sheegay hadalo uu kusii hurinayo xiisadda Somaliland iyo Soomaaliya.

    Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markaasi waxa uu sheegay in laga xisaabtami doono dilka marxuum Cabdinaasir Dahable, isagoo ka dhawaajiyay in dilka Dahable uu abuurayo colaad riiq-dheeraata oo u dhaxeysa Somaliland iyo Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

    Hadalka Biixi ayaa waxaa ka dhashay fal-celin culus, ayada oo reer Somaliland hordhigeen xujo weyn oo la xiriirta dhulkii ay horey uga talin jirtay Somaliland ee hadda gacanteeda ka baxay.

    Reer Somaliland qaarkood ayey ka daadagi weyday in xilligaan loo hub aruursado Soomaaliya, ayada oo xukuumadda Biixi uu lumiyay qeybo kamid ah Somaliland, kadib dagaalkii Laascaanood ee gacan ku haynteeda kula wareegtay SSC-Khaatumo.

    Haddaba, sidee looga fal-celiyay arrinkaan?

    Abwaan Careef: “Muuse ninkan maydka ah iyo Muqdisho oon waxba inagaga xidhnayn dabka ha inagaga ridine bal ka waran ciidankii qaranka iyo dhulkii lagugu wareejiyay isagoo dhan.”

    Saleebaan Cusmaan Aadan: “Muuse dad waalan miyuu u warama ninkan adigu maadan soo cayrsan teeda kale waxa dad Laascaanood ku dileysan ma ilowdey malaha dad wareersan baa madax u tahay aanba waxba kala garan.”

    “Marxuumka maydkiisa aad beenta ka dul sheegeyso iyo cunfiga aad abuureyso Muuse Biixi Cabdi waligaaba dad qalato baad aheyd shacabkii aad Laascaanood ku xasuuqdey baa aakhiro kugu dhawraya,” ayuu yiri Cabdi Deeq Cali Cilmi.

    Aadan Barre: “Horta marka Hore alla ha unaxariisa ninka la dilay. Laakiin sanad kahor maanta oo kale waxaad si arxan darri ah kala sooc la’aan ah ulayneyseen markasta magaalada Laascaanood oo diidanaa xukunkiinna sababta ay ku diideenna ahayd madax jibis joogta ah intaas lama socotiin.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.