Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025

      DEG DEG DHACDO NAXDIN LEH: Dhalinyaro is feerayay oo mid la dilay, midna la dhaawacay – Baladweyne

      July 31, 2025

      DEGDEG: Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiskan

      July 30, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Ramsdale, Amrabat, Fernandes, Allegri, De Zerbi, Branthwaite & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Ramsdale, Amrabat, Fernandes, Allegri, De Zerbi, Branthwaite & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa lagu jiraa todobaadyadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka iyada oo tartamada kala duwan maryaaan meelo xiiso iyo xamaasad leh.

    Inkasta oo uuna haatan furnayn suuqa kala iibsiga hadana kooxaha ayaa indha-idhaynaya suuqa waxana ay qiimaynayaan xiddigaha kala duwan.

    Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga.

    Manchester United ayaa laga yaabaa inay ku qasbanaato inay qandaraas cusub u dhiibto kabtan Bruno Fernandes si loo hubiyo inuusan ka tagin kooxda xagaagan (Daily Star).

    Si kastaba ha ahaatee, Red Devils ayaa weli u aragta ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Portugal inuu yahay qeyb muhiim ah oo ka mid ah qorshahooda mustaqbalka, waxaana ay diidi doonaan dalab kasta oo suuqa kala iibsiga ah oo ay helaan xagaagan (Caughtoffside).

    Newcastle United ayaa dalab 15 milyan euro ah ku doonaysa saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Aaron Ramsdale, kaasoo kasoo hoos shaqeeyay Eddie Howe waqtigii ay ku wada sugnaayeen Bournemouth (Telegraph).

    Bayern Munich ayaa doonaysa saxiixa tababaraha kooxda Brighton ee Roberto De Zerbi, kaasoo hadda ah musharaxa ugu sareeya ee bedelaya Thomas Tuchel (BILD).

    Real Madrid ayaa ka fiirsaneysa inay qandaraaska u cusbooneysiiso labada ciyaaryahan ee khadka dhexe Toni Kroos iyo Luka Modric, iyadoo tababare Carlo Ancelotti uu doonayo in labada ciyaaryahan ay sii joogaan (Athletic).

    Kooxda Serie A ka dhisan ee Napoli ayaa laga yaabaa inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Atletico Madrid Samu Omorodion, kaasoo haatan amaah kula jooga Alaves, iyagoo raadinaya bedelka Victor Osimhen (Sky Sports Italia).

    Goolhayaha Kooxda Arsenal ee Aaron Ramsdale ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu ku dhawyahay kooxda Newcastle (Twitter).

    Kooxda Man United ayaa haatanba dalab miiska u saartay tababare Massimiliano Allegri kaas oo laga caydhiyay shaqada Juventus si uu u badalo Ten Hag (Express).

    Kooxda Man United ayaa diyaar u ah in ay bixiso 55 milyan oo euro si ay u hesho saxixa xiddiga Jarrad Branthwaite laakiin Everton ayaa doonaysa 80 milyan oo euro (Givemesport).

    Xiddiga amaahda kula jooga Man United ee Sofyan Amrabat ayaa laga yaabaa in uu ku biiro kooxda Crystal Palace (Sun)

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Sheegay Sababta Uu Bellingham Uga Niyad Jabsanyahay Mbappe.

    November 6, 2024

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Yusuf Cabdi Farax ayaa maanta magaalada Baladwayne ka furay qorshe howleedka nabadda iyo amniga

    November 5, 2024

    Carragher Oo Saadaaliyay Shaxda Ruben Amorim Ee Man United.

    November 5, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.